Madaxweyne Samia Suluhu ma ka soo baxday ballanqaadkeedii awood-siinta dumarka?
Автор: BBC Somali
Загружено: 2025-10-27
Просмотров: 46750
Afar sano kadib markii Madaxweyne Samia Suluhu Hassan ay ku ballanqaadday shirkii guud ee Qaramada Midoobay in ay xaqiijin doonto sinnaanta jinsiga ee Tanzania, intee le’eg ayuu dalka horumar ka sameeyay doorka haweenka ee hoggaanka guud?
Доступные форматы для скачивания:
Скачать видео mp4
-
Информация по загрузке: