DEEQ WAXBARASHO BUUXDA EE INDONESIA – INTAKE AUGUST 2026🇮🇩
Автор: Layla Vision
Загружено: 2026-01-20
Просмотров: 1152
Ma ku riyoonaysaa waxbarasho dibadeed oo taageero buuxda leh? UIN Raden Mas Said Surakarta waxay furtay qaadashada ardayda caalamiga ah ee Intake August 2026 oo leh deeq waxbarasho buuxda 🎉
Waxa deeqdu daboolayso:
✨ Lacagta waxbarashada oo dhan
✨ Fiisaha iyo kharashaadka sharciga joogista
✨ Gunno nololeed bil kasta (IDR 1,100,000)
✨ Koorso luqadda Indonesian ah (BIPA)
✨ Hoy iyo safarro dhaqan
🔗Website link:https://phi.uinsaid.ac.id/berita/full...
🔗Telegram link:https://t.me/LaylaVision
Доступные форматы для скачивания:
Скачать видео mp4
-
Информация по загрузке: