Hargeisa; Raacidda Zipline-ka ee Nova Resort
Автор: Jirrab
Загружено: 2025-05-10
Просмотров: 980
Ku soo dhawaada Channel-kayga muuqaalka maantu wuxuu ku saabsanyahay Nova Resort – meel aan dhawaan booqday si aan u tijaabiyo zipline-kooda iyo in aan si buuxda u sahmiyo waxa meesha laga heli karo.
Vloggan waxaad ku arki doontaa:
Zipline-ka – waa madadaalo, laakiin qof walba uma fiicna. Shaqsiyan kuma talinayo dadka ka culus 70kg.
Barkadda dabaasha – waa barkad loogu talagalay caruur.
Maqaayadda – xadidan, waxay inta badan bixisaa shaah iyo cabitaanno fudud, sidaa darteed ha filan cunto buuxda.
Muuqaallo guud oo ka tarjumaya deegaanka guud ee resort-ka, dhammaanna lagu duubay 4K.
Haddii aad jeceshahay meel deggan oo leh wax yar oo xiiso leh, Nova Resort waa meel la booqan karo.
Fikirkaaga igu dhaaf comment-ka. Adigu zipline-ka ma raaci lahayd?
Доступные форматы для скачивания:
Скачать видео mp4
-
Информация по загрузке: