Deg Deg:- Sharif oo isaga baxaya Shirka Kismayo,Deni, Madobe,Farmajo,Kheyre,Mungab iyo howlaha socda
Автор: Dalable Media
Загружено: 2025-12-19
Просмотров: 49388
Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed ayaa safar deg-deg ah ugu laabanaya magaalada Muqdisho, xilli uu socdo Shirka Mucaaradka ee Kismaayo oo ay ka qeybgalayaan hoggaamiyeyaal siyaasadeed oo ay kamid yihiin Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, Madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madobe) iyo Madaxweynihii hore Maxamed Cabdullaahi Farmaajo.
Safarka Sheekh Shariif ayaa kusoo beegmaya xilli ay taagan yihiin is-jiid jiid siyaasadeed, wadatashiyo xasaasi ah iyo go’aanno la xiriira mustaqbalka hoggaanka dalka, iyadoo indhaha lagu hayo natiijada shirka Kismaayo iyo saamaynta uu ku yeelan karo xaaladda guud ee siyaasadda Soomaaliya.
Tags
#DegDeg
#SheekhShariif
#SafarDegDeg
#Muqdisho
#ShirkaKismaayo
#Mucaaradka
#SiciidDeni
#AxmedMadobe
#Farmaajo
#SiyaasaddaSoomaaliya
#XaaladSiyaasadeed
#WararkaMaanta
Доступные форматы для скачивания:
Скачать видео mp4
-
Информация по загрузке: