Популярное

Музыка Кино и Анимация Автомобили Животные Спорт Путешествия Игры Юмор

Интересные видео

2025 Сериалы Трейлеры Новости Как сделать Видеоуроки Diy своими руками

Топ запросов

смотреть а4 schoolboy runaway турецкий сериал смотреть мультфильмы эдисон
dTub
Скачать

Midnimo | Abwaan Maxamed Gacal Xaayow | Dadkeyga Dhageystow Sheekada Ha Idin Deeqdo

Автор: Midnimo

Загружено: 2017-10-08

Просмотров: 67372

Описание:

Abwaan Maxamed Gacal Xaayow | Dadkeyga Dhageystow Sheekada Ha Idin Deeqdo

Fadlan Hadaad Nagu Cuusb tahay kusoo Biir Bogeena Midnimo
Subscribe To My Channel Midnimo and Get More Video
https://www.goo.gl/iZ5X2Q

For more videos visit http://www.midnimo.com
Follow us on Twitter   / midnimo1  
Follow Facebook Page   / midnimo  

#Midnimo #HoygaSugaanta #Somalia

Taariikh Noloneedka Abwaan Maxamed Gacal Xaayow

Abwaan maxamed gacal xaayoow wuxuu ahaa halyeey soomaaliyeed.waxoo ka mid ahaa dadka lama arkaanka ahaa
dalka iyo dadka soomaaliyeed soo maray.abwaanka wuxuu ku dhashe caasimada muqdisho gaar ahaan degmada boondheere
waxoo ku soo bar baare degmada cadale oo ka tirsan gobolka shebeelada dhexe. abwaanka wuxuu ahaa abwaanka kaliya ee erayada Y ku baxo gabayda ka tiriye . abwaanka wuxuu ahaa
abwaan gabayada qorin uusna u fikirin ee meesha la joogo markaas kula soo dhaco waxaana la dhahaa gola ka fuul .
intoo suugaan tiriye waa bad ween in yar hada ka so qadano.
1 guuroogii caanka aha YAABKA KA HESHIIYA SOOMALIYEE
2 guuroogii caanka ahaa SOOMAALIYEE IS BAR QAWO
3 guuroogii caanka ahaa QALADIINA SAXA SOOMALIYEE
4 guuroogii caanka ahaa NA GAARSII ALLAHAYOOW
5 guuroogi caanka ahaa FARSHAXAN:
6 guurogii caanka ahaa AFRIKAAY IS DOONO
7 guurogii caanka ahaa DHAGAX DAHAB
8 guuroogii caanka ahaa GOOB LAGU CUBTAY
9 guuroogii caanka ahaa CARAB IYO SOOMAALI
10 shiribkii caanka ahaa EEBOOW NABAD YUUNABTO NA YEELI NAGU YEER intas hada ugu gudubno,abwaanka waxoo ka mid ahaa abwaanada dalka ka bixin marka laga reewo shir nabadeedyada somaliya iyo xaalad caafimaad , abwaanka wuxuu ku geeriyoode caasimada muqdisho gaar ahaan degmada wada jir sanakii 2011/5/16. alle ha u naxariisto qabriga alle ha u waasiciyo qabrigiisa beer beeraha janada ka mid allow ugu yeel

WAA WALAALKIIN ( MOHAMUD XIDIG) taariikh adeer waxa gacan ween ka geestay caaqilkena walaalkena ( ABDIKAAFI MUUSE XASAN alle hana xafido dhamaanteena ONE LOVER

Midnimo | Abwaan Maxamed Gacal Xaayow | Dadkeyga  Dhageystow Sheekada Ha  Idin Deeqdo

Поделиться в:

Доступные форматы для скачивания:

Скачать видео mp4

  • Информация по загрузке:

Скачать аудио mp3

Похожие видео

Midnimo | Abwaan Maxamed Gacal Xaayow | Cashiirada Tolweynaha Ciyoow Iga Gaarsii

Midnimo | Abwaan Maxamed Gacal Xaayow | Cashiirada Tolweynaha Ciyoow Iga Gaarsii

maxamuud xasan fareey

maxamuud xasan fareey

Waayojoog:

Waayojoog:"Markay Xabadii bilaabantay Calooshaa socotay Maxaabiistii Madheera ku jirtay"Cabdirisaaq.

Silsiladii halac dheere oo dhamays tiran

Silsiladii halac dheere oo dhamays tiran

ABWAAN MAXAMED GACAL XAAYOOW | HAWADA Wuxuu Tiriyey 04/02/1969 Laga Yaabee Inay Ahay 1979?.

ABWAAN MAXAMED GACAL XAAYOOW | HAWADA Wuxuu Tiriyey 04/02/1969 Laga Yaabee Inay Ahay 1979?.

FILIM CUSUB iskudeys iyo abadhalka oo booyaaso unoqday NIN indhool ah😃😃

FILIM CUSUB iskudeys iyo abadhalka oo booyaaso unoqday NIN indhool ah😃😃

Abwaanada Beesha XAWAADLE  Macawisley Maafiyadii Madhiyay

Abwaanada Beesha XAWAADLE Macawisley Maafiyadii Madhiyay

Maxamed Gacal Xaayow Ahun l Hiddaha & Dhaqanka l Guurow

Maxamed Gacal Xaayow Ahun l Hiddaha & Dhaqanka l Guurow

КТО ПРАВИТ МИРОМ / ДЖЕМАЛЬ

КТО ПРАВИТ МИРОМ / ДЖЕМАЛЬ

Guuroow Maxamed Gacal Xaayoow  Asgoo Apps Ah Soo Dagso Google Play Store

Guuroow Maxamed Gacal Xaayoow Asgoo Apps Ah Soo Dagso Google Play Store

Waraysi Xiiso leh: Dr Doolaal Xaal-xaali iyo Maxamuud Axmed Cali Taariikhdii Dhex martay.

Waraysi Xiiso leh: Dr Doolaal Xaal-xaali iyo Maxamuud Axmed Cali Taariikhdii Dhex martay.

ABWAAN MAXAMED GACAL XAAYOOW | MAGACA SOO RAAC Waxaa La Qabtay 28/02/1977.

ABWAAN MAXAMED GACAL XAAYOOW | MAGACA SOO RAAC Waxaa La Qabtay 28/02/1977.

Silsiladii Hure Walanwal iyo Cambaro dhexmartay  oo dhamaystiran Full:HD

Silsiladii Hure Walanwal iyo Cambaro dhexmartay oo dhamaystiran Full:HD

shirib iyo guuroow.flv

shirib iyo guuroow.flv

MAXAMED GACAL XAAYOOW - GABAY ANA MA HURTADEYDA LAHA WEY ISMAAN GARAN

MAXAMED GACAL XAAYOOW - GABAY ANA MA HURTADEYDA LAHA WEY ISMAAN GARAN

Qisada Shirqoolkii Muuse Biixi ka badbaaday iyo Xog-warranka Gen Ibraahim Doolaal

Qisada Shirqoolkii Muuse Biixi ka badbaaday iyo Xog-warranka Gen Ibraahim Doolaal

Qisooyinka jacayladii lagaga baxay labadii Abwaan ee AHN Gaariye iyo Cabdi Iidaan

Qisooyinka jacayladii lagaga baxay labadii Abwaan ee AHN Gaariye iyo Cabdi Iidaan

Maxamed Gacal Xaayow iyo Guurowgii AFRIKAAY IS DOONO

Maxamed Gacal Xaayow iyo Guurowgii AFRIKAAY IS DOONO

siinleey hadraawi iyo cabdiqays@XULKAXIKMADAHA

siinleey hadraawi iyo cabdiqays@XULKAXIKMADAHA

GUUROW : AUN. ABWAAN : MAXAMED GACAL XAAYOW.

GUUROW : AUN. ABWAAN : MAXAMED GACAL XAAYOW. "DUULALKAA LAGAA SHIDI HADDII DABAC LAGAA WAAYO"

© 2025 dtub. Все права защищены.



  • Контакты
  • О нас
  • Политика конфиденциальности



Контакты для правообладателей: [email protected]