SIDEE AYAAD KU NOQON KARTAA AKHRISTE WANAAGSAN? | Q 1aad|
Автор: GOLAHA BUUGAAGTA
Загружено: 2020-03-24
Просмотров: 7840
akhrintu waa nolol, waxa ay kusiinaysaa aqoon iyo ilbaxnimo aadan ka helaynin goobaha waxbarashada, haddii aad noqoto akhriste wanaagsan waxa kobcaya garaadkaaga, waxaa furmaya maankaaga, waxa aadna noqonaysaa qof la socda waxa adduunka ka dhacaya, sida bulshooyinku u fikiraan, iyo waliba sooyaalkii dunida iyo dalka aan ku noollahay.
haddaba maaddaama ay jiraan dad badan oo ay haysato caqabadda ah wax akhrin la'aanta waxa aan axa aan halkaan kusoo gudbinayaa dhowr qoddob oo kamid ah tobban qodob oo kaa caawinaysa in aad noqotid akhriste wanaagsan.
#HASSANQORANE #XASANQORANE #GOLAHABUUGAAGTA
Доступные форматы для скачивания:
Скачать видео mp4
-
Информация по загрузке: