Ra'iisul Wasaare Xamsa oo u hambalyeeyay Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed
Автор: Farhan Jimale (Farhan Jimale)
Загружено: 2025-02-22
Просмотров: 178
Ra'iisul Wasaare Xamsa oo sheegay in Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed ay laf-dhabar u yihiin nidaamka caddaaladda dalka, amniga xabsiyada, daryeelka iyo wax-baridda maxaabiista kala duwan, isagoo ugu hambalyeeyay munsaabadda 55 guurada kasoo wareegtay markii la aasaasay.
Доступные форматы для скачивания:
Скачать видео mp4
-
Информация по загрузке: