Sababta aad marwalba u daawantahay waa dhowrkaan sabab
Автор: OGAANSHO
Загружено: 2025-08-05
Просмотров: 120958
Maxaad u daalantahay , halkaan muhiim ma ahan in aad dhalinyaro tahay ama qof weyn shaqo culus iyo mid fudud midaaad qabanayso muhiim ma ahan , meesha aad ku nooshahay muhiim ma ahan .
muhiimadu waa inteena badan in aan ka simanahay daal in aan daalanahay 9 saac hadaan seexano xataa aan soo kacayno anagoo daalan , adigoo dhalinyara ah in ay jaraan jarta kugu adagtahay murqaad leedahay , lkn aad neef gurayso .
jir ahaan iyo naf ahaanba waad daalantahay sidii in lagu ruugay ama afar jaajaa jugle oo xaafada joogay isku kaa jabiyeen : maskaxdaada waxaad dareemaysaa sidii in ciiryaamo saarantahay ama tashwiish ku furanyahay maxaa dhacay ?
su’aal kale “ maxaad daal u dareentaa maanta : xataa adigoona shaqo culus haynin adigoo guriga joogo -- maba taagnaan kartid .. cid aad wax u qabatayna malahan mowduucaan wuxuu xambaarsan yahay qodobo muhiim ah insha allah xalka aad ka heli doonto …
kanaalka : / ogaansho
twitter :twitter.com/OGANSHO_CHANNEL
facebook : www.facebook.com/OGANSHO
fadlan kanaalka sii faafi - isku day ugu yaraan in aad hal qof sii gaarsiiso linkiga kanaalka oo ah / ogaansho
#kanaalka_ogaansho
Доступные форматы для скачивания:
Скачать видео mp4
-
Информация по загрузке: