Hva er Epilepsiforbundet Flerkultur? (somali / Soomaali)
Автор: Epilepsiforbundet
Загружено: 2022-03-22
Просмотров: 179
Shabakadda Epilepsiforbundet Flerkultur (Ururka suuxdinta) waxay ka shaqaynaysaa inay hagto dadka ka soo jeeda dhaqamada kala duwan iyo inay kordhiyaan aqoontooda ku saabsan suuxdinta. Hadafka filimkan waa in lagu faafiyo macluumaadka ku saabsan suuxdinta ee deegaannada dhaqamada kala duwan. Filimku waxa uu ka kooban yahay macluumaad ku saabsan suuxdinta, iyo xoogaa ku saabsan cidda shabakadda Epilepsiforbundet Flerkultur (Ururka suuxdinta) loogu talagalay in lagu caawiyo.
Доступные форматы для скачивания:
Скачать видео mp4
-
Информация по загрузке: