Популярное

Музыка Кино и Анимация Автомобили Животные Спорт Путешествия Игры Юмор

Интересные видео

2025 Сериалы Трейлеры Новости Как сделать Видеоуроки Diy своими руками

Топ запросов

смотреть а4 schoolboy runaway турецкий сериал смотреть мультфильмы эдисон
dTub
Скачать

🇫🇷 Maalin kaliya ayaan joogay Paris, wax yaab baa dhacay! 😲

Автор: Najih Alhilowli Somali

Загружено: 2025-10-22

Просмотров: 179275

Описание:

Halkan waad i taageeri kartaan si aan u sameeyo muuqaallo ka sii fiican oo aan horumar uga gaaro wax walba.
Aad ayaan ugu mahadcelinayaa qof walba i taageera — xitaa haddii ay tahay Like ama Subscribe kaliya.

https://www.paypal.me/najihalhilowli

Ku soo biir Medina Quran Online!
Baro Qur’aanka adigoo jooga gurigaaga — si fudud, waqti kasta, meel kasta.
✅ Casharro toos ah oo ay bixiyaan macalimiin khibrad leh
✅ Akhris & Tajweed sax ah
✅ Jadwal dabacsan oo adiga kuu shaqeeya

🎁 3 maalmood oo tijaabo bilaash ah!
Tijaabi ka hor intaadan go’aan gaarin — wax kharash ah lagaa qaadi maayo muddadaas.

📲 Isdiiwaangeli hadda oo bilow safarkaaga Qur’aanka maanta!👇🏽
+252 63 8557882
https://wa.me/message/ACMNWNR7IWOOG1

Waad ku mahadsan tahay inaad igu taageerto muuqaal kasta oo aan soo geliyo, haddii ay jiraan fikrado aad rabto inaan sameeyo kaliya ku qor faallooyinka hoose.

Haddii aad rabto inaad si toos ah ila soo xiriirto ku samee boggayga Instagram oo aad halkaas igu raacdo, badanaa waxay ku dhajiyaan sheekooyinka maalinlaha ah ee Instagram.   / najih_al_hilowli  

🇫🇷 Maalin kaliya ayaan joogay Paris, wax yaab baa dhacay! 😲

Поделиться в:

Доступные форматы для скачивания:

Скачать видео mp4

  • Информация по загрузке:

Скачать аудио mp3

Похожие видео

8 Saacadood oo aan ku qaatay Milano 🇮🇹 — Anigoo ka fogaaday tuug iyo khiyaano!

Sidee London Igaga Dhigtay Faqiir 3 Maalmood Kaliya? 😂💳

Порт Бербера: почему сегодня весь мир наблюдает | Сомалиленд

Muqdisho- SomaLia || Waxaan Booqday Mid Kamid Ah Magaalada Ugu Khatarta Badan Caalamka 🌎😲.

Waxaan Dalxiis Ku Tagay Barcelona Oo ah Mid Kamida Magaalooyinka Ugu Quruxda Badan Wadanka Spain

Nin 10 Sanno Ku Noolaa Badda Hoosteeda oo La Kulmay Mucjisooyin Yaab Leh. !!!

FLIM CUSUB iskudeys abadhalka iyo solution ( the iPhone)

Почему Буркина-Фасо в 2026 году вдруг стала похожа на Дубай? Современные дорожные проекты компани...

Taleefankeyga waa la xaday 🇱🇧 Lebanon... Ma rumeysan kartid sidaan u helay!

FRANCE 🇨🇵 XAFADA EE SOMALIDA KU BADAN TAHAY IYO NOLOSHA MESHAS

Most Cheap Street food in Afghanistan | Kabuli pulao, Roasted Chicken, Biryani recipe, Punjabi Curry

Safarkaygii Montenegro: Jannada buuraleyda Yurub

MAGALADA UGU TAAJIRSAN SOOMAALIYA 🇸🇴 BELEDWEYNE || THE RICHEST CITY IN SOMALIA 🇸🇴 BELEDWEYNE

GABADHA UGU QORAXDA BADAN AYUU KALA BAXAY TAA KA HELI KA BAJI BUUFINKA

Waxaan daawaday ciyaarta taariikhiga ah ee 🇳🇴 Norway iyo 🇮🇱 Israa’iil

LONDON STREET FOOD @QaysQeyser.

LONDON STREET FOOD @QaysQeyser.

Tunisia ayaa lay igu hayay 5 saacadood! 😱: Nolosha Adag ee Soomaalida 🇸🇴🇹🇳

Nolosha Qaxootiga ee markabka Holland 🇳🇱 wax aanan filayn!

Gaari Aan Bilaash Ku Kireystay 🇸🇪 Sweden – 0 Doolar!

🏴󠁧󠁢󠁳󠁣󠁴󠁿 Waxaan Tagaay Jasiiradda Ugu Fog Ingiriiska oo Cidlo Ah oo Aan La Gaadhi Karin Si Fudud

© 2025 dtub. Все права защищены.

  • Контакты
  • О нас
  • Политика конфиденциальности

Контакты для правообладателей: infodtube@gmail.com