Популярное

Музыка Кино и Анимация Автомобили Животные Спорт Путешествия Игры Юмор

Интересные видео

2025 Сериалы Трейлеры Новости Как сделать Видеоуроки Diy своими руками

Топ запросов

смотреть а4 schoolboy runaway турецкий сериал смотреть мультфильмы эдисон
dTub
Скачать

WAA MID KA MID AH HEESAHA MANTA LAGA QADAY MUNASABADI DHAGAX DHIGA EE AYSHACA.

Автор: Rajada Somali Galbeed

Загружено: 2023-12-30

Просмотров: 919

Описание:

Ayshaca oo Tolkii Kulmisay

Waxaa dagmada ayshaca ee gobolka sitti laga dhagax dhigay mashruuc koobsanaya kaabayaasha dhaqaalaha sida guryo real state(guryo wadareedyo) ah, xarumo caafimaad, goobaha jimicsiga isboortiga iyo waliba dugsiyo waxbarasho.

Xalfada dhagax dhiga oo si heer sare ah looso agaasimay ayaa waxaa kasoo qayb galay madaxweyne ku xigeenka DDS mudane ibrahim cusmaan farax iyo wafti hee kamineed ah oo uu horkacayay, wasiirka maaliyadda ee dawlada jabuuti mudane ilyaas musse dawale, maal-qabeeno u dhashay deegaanka soomaalida iyo dalka jabuuti iyo waliba qurbo joog kasoo jeeda gobolka sitti.

Madaxweyne kuxigeenka DDS mudane ibrahim cusmaan farax ayaa mashruucani oo loogu magac daray ayshacada cusub(New aysha) ayaa dhagax dhigay iyado marshucani yeelan doono wareegyo kala duwan waxana kani ugu horeya la odhan doona ugas city.

Sido kale waxaa dagmadasi si rasmi ah laga furay xarunta bangiga shabelle uu ku yeelanayo dagmada iyado ay ayshaca ku taalo goob istirateji ah oo u sahlan maalgashiga noocyadisa kala duwan.

WAA MID KA MID AH HEESAHA MANTA LAGA QADAY MUNASABADI DHAGAX DHIGA EE AYSHACA.

Поделиться в:

Доступные форматы для скачивания:

Скачать видео mp4

  • Информация по загрузке:

Скачать аудио mp3

Похожие видео

Al Axmadiya

Al Axmadiya

Przyszłość - Wizja Na Żywo

Przyszłość - Wizja Na Żywo

Qoraqalpogistondan qilichvoydan kelgan dostlarimiz juda xursand bolishdi

Qoraqalpogistondan qilichvoydan kelgan dostlarimiz juda xursand bolishdi

XASUUQII AYSHACA 1960 DAD KA BADBAADAY OO KAWARAMAYAvia

XASUUQII AYSHACA 1960 DAD KA BADBAADAY OO KAWARAMAYAvia

Hoboladii Waaberi Hees Wadani ah

Hoboladii Waaberi Hees Wadani ah

" Енг Арзон Жойдан 🔥 " ~ Гибрид ва кўчат буқачалар ⚡️ • 1 декабря 2025 г.

Top 20+ Qisooyin Cajiib Badan 2024 || 2 Hours Qisooyin Cajiib Ah || Sheekh Xuseen Cali  Jabuuti 2024

Top 20+ Qisooyin Cajiib Badan 2024 || 2 Hours Qisooyin Cajiib Ah || Sheekh Xuseen Cali Jabuuti 2024

*Shugri Rooble  | Heesta Caashaqu Inuu Jiro Juxo Yaa ka Dhaadhicin

*Shugri Rooble | Heesta Caashaqu Inuu Jiro Juxo Yaa ka Dhaadhicin

Tix gabay ah oo lagu amaanayo nabiga scw

Tix gabay ah oo lagu amaanayo nabiga scw

«ОТПУСТИТЕ МОЕГО ОТЦА, и я ПОДНИМУ ВАС НА НОГИ» — СУД засмеялся… пока не произошло НЕВОЗМОЖНОЕ

«ОТПУСТИТЕ МОЕГО ОТЦА, и я ПОДНИМУ ВАС НА НОГИ» — СУД засмеялся… пока не произошло НЕВОЗМОЖНОЕ

Tusiyah Aqoonta l C nur Allaale l Nimco Yaasiin l Lafoole l Nimco Dareen l Iskalaaji Iyo Fanaaniin B

Tusiyah Aqoonta l C nur Allaale l Nimco Yaasiin l Lafoole l Nimco Dareen l Iskalaaji Iyo Fanaaniin B

Kooxda deegaan Hees cusub oo loo qaaday maalgeshiga  magaalada ayshaca 2024

Kooxda deegaan Hees cusub oo loo qaaday maalgeshiga magaalada ayshaca 2024

bulshada Magalada Afcase ee Degmada Meayso Oo Cod dheer ku shegay inay didanyihiin go'anka Gudiga...

bulshada Magalada Afcase ee Degmada Meayso Oo Cod dheer ku shegay inay didanyihiin go'anka Gudiga...

HEESAHA GUBAABADA EE GALBEEDKA SITTI.

HEESAHA GUBAABADA EE GALBEEDKA SITTI.

Предсказание Мессинга! Что будет 26 февраля 2026г?

Предсказание Мессинга! Что будет 26 февраля 2026г?

Djibouti: Riwaayadii Degaan 2008

Djibouti: Riwaayadii Degaan 2008

Horumar Ballaadhan oo ka Socda Guud ahaan Degmada Ayshaca.

Horumar Ballaadhan oo ka Socda Guud ahaan Degmada Ayshaca.

ABDILLAHI OSMAN LIVE HEESTII XASUUQII AYSHACA

ABDILLAHI OSMAN LIVE HEESTII XASUUQII AYSHACA

ИЛАЛДАЕВ ЭМИН НАНА Д1АЙАЛ ТЕЗЯТ 18 ноября 2025 г.

ИЛАЛДАЕВ ЭМИН НАНА Д1АЙАЛ ТЕЗЯТ 18 ноября 2025 г.

Жириновский предсказал, когда завершится война в Украине —и всё идёт по его плану!

Жириновский предсказал, когда завершится война в Украине —и всё идёт по его плану!

© 2025 dtub. Все права защищены.



  • Контакты
  • О нас
  • Политика конфиденциальности



Контакты для правообладателей: [email protected]