Ilaahay ha unaxariisto fanaanad khadiijo maxamuud yuusuf ( khadiijo qalanjo)Dhamaantii u duceeya
Автор: Suxufi Ishqi
Загружено: 2025-08-29
Просмотров: 21930
Ilaahay ha unaxariistee xabaalaha sog-sogley ee Magalada Borama ayaa lagu aasay Fanaanadii waynayd ee khadiijo maxamuud yuusuf ( khadiijo qalanjo)
Dhamaantii u duceeya ilaahay janooyinkiisa haku casuumo marti la jecel yahayna haka yeelo aamiin dhaha siina sharegareeya si walaalo badan ugu duceeyaan
Suxufi Ishqi
Доступные форматы для скачивания:
Скачать видео mp4
-
Информация по загрузке: