Cizzu Diin al Qassam | Maxay Qasab u tahay in aan taariikhdiisa akhrino |
Автор: OGAANSHO
Загружено: 2020-12-05
Просмотров: 82066
Maanta waxaan ka hadlaynaa ninkaas ay magaciisa u dooratay xamaas in loo bixiyo raggeeda wax iska caabinta iyo waliba gantaaladeeda
Al qassam cumar mukhtaarka falastiin , cabdilqaadir al jazaairiga falastiin .sayid muxamedka falastiin.
Hadii falastiin lasheego waxaa la sheegaa shiikh cizzu diin al qassam . shaykha halganka iyo jihaadka diidida gumaysiga iyo in lagu hoos noolaado Quwad aanan muslimiinta unaxaynin .
1882 ayuu ku dhashay agagaarka laathiqiya suuriya ,waxaa xusid mudan in shiikh cizzu diin al qasaam uuna falastiini ahayn yahayna suuri
waxaad nagala soo xiriir kartaa
[email protected] : omar inshar
kanaalka : / ogaansho
twitter :twitter.com/OGANSHO_CHANNEL
facebook : www.facebook.com/OGANSHO
fadlan kanaalka sii faafi - isku day ugu yaraan in aad hal qof sii gaarsiiso linkiga kanaalka oo ah / ogaansho
#kanaalka_ogaansho
Доступные форматы для скачивания:
Скачать видео mp4
-
Информация по загрузке: