GODKA MUCJISADA AH EE GACANLIBAX
Автор: Caalin Abyan
Загружено: 2025-03-06
Просмотров: 3567
Buurta GACANLIBAX waxay Hargeisa ujirta qiyaasti 90KM .
Waxaan joognay laba maalood halkaas oo aan kaso duubay laba muqaal mid waakii CEERYAANTA.
Midka kale waa kan oo waxaan ku eegi doonaa inta meelood ee hal muuqaal ka wada samayn karo.
Muuqaalkan waxan isu maray gabiga’ campka hall’ iyo qool loo yaqaan fundhuc halkaa waxa degan xero geel iyo mid lo’oaad waana halka aan u caano doonanay.
Muuqaalkan waxan duubay ramadan maalmo ka hor halkaan soo galin laha waxa I soo gaadhay xummaddi waan ka gaadhsiin wayay inan hore uso galiyo.
Mahadsanid
Доступные форматы для скачивания:
Скачать видео mp4
-
Информация по загрузке: