DEG DEG:- Trump oo shuruudo adag ku xiray ka bixitaanka Ciidamada ICE ee Minnesota,iyadoo dibadbaxyo
Автор: SMS Somali TV
Загружено: 2026-01-25
Просмотров: 3116
DEG DEG:- Trump oo shuruudo adag ku xiray ka bixitaanka Ciidamada ICE ee Minnesota,iyadoo dibadbaxyo xoogan ay weli ka socdaan Minneapolis.
Khaalid Maxamed oo ah nin u dooda xuquuqda Soomaalida Mareykanka, ayaa wariyaha SMS Cabdalla Maxamed uga waramay sida uu u dhacay dilal ay geysteen ciidamada ICE.
Доступные форматы для скачивания:
Скачать видео mp4
-
Информация по загрузке: