Barni
Автор: Nagib Nuh
Загружено: 2012-09-02
Просмотров: 38506
Mohamed Suleiman [Tubeec] - Barni.
For more Videos go at http://www.Nagibnuh.com
Bilawgeeni hore iyo ogaw Barashodeenii
Barni waalidkaa baa aqoon ku gu Barbaarshee
Aroos keeni Buux iyo misna Bari samaadkii
ina a'nan kaa ga Beeneyn waatan maray kitaab kee
Adna i ga ma Beydhin ee waa taad Beer adeyg
Balan qaaday sharaftee.
Wadna Baalashisa iyo Beerka xididadiisa iyo
Bogayga iyo jidhkayga nafta kala Badhkeedaay
Hadaan Bari ku moogahay Boholyaw ma seexdee
Indhahay Basaasee inaad Baari iitahay
Anah in aanan Bukaan Qabin
Buurta igala culustahay
Birta iga la adagtahay
Ha Bariiqan waligaa .... Kaw.. Dheh
Beenaalaha iska ogaw..Laba..Dheh
Axdigana ha Beylihin...
Доступные форматы для скачивания:
Скачать видео mp4
-
Информация по загрузке: