Farriin ka timid meel aan la garaneyn. Buugga DHALO MAR LABAAD. Qoraa : Caawiye Ciiltire Cali.
Автор: ARDAYAD PODCAST
Загружено: 2025-10-23
Просмотров: 74
Ma ogtahay in ay jiraan dad badan oo tirabeel ah, oo jeclaan lahaa inay dib u soo noolaadaan, maaha yoolkooda ineey aduunkaan rafaadka badan ee hammuun gaar ah u qabaan, ee waa ineey rabaan ineey dib u dhadhamiyaan qiimaha saacada, daqiiqadaha, iyo waliba ilbiriqsiyada.
●Maalmihii wacnaa
●Way soo socdaan!.
Доступные форматы для скачивания:
Скачать видео mp4
-
Информация по загрузке: