Masiirka xun ee la mariyay yaasir | Podcastiga caanka ah kadib | Waan Qiyaasayay Arrinkaan .
Автор: OGAANSHO
Загружено: 2023-08-21
Просмотров: 122906
Muddo laga joogo 6 bilood waxaan muuqaalkaan ku sheegnay sababta uu Podcastigaan soconaayo 3 saacadood uu u helay 24 milyan oo daawasho : maanta 50 milyan ayuu ku sii dhowyahay
Sababta waxaan sheegnay 1 : markii meesha laga saaray rag ay dadku ku kalsoonaayeen maalin maalmaha kamid ah : in sumacad ahaan la dilo sida caaidh al qarni almgahamisi cadil alkalbaani iyo rag badan rag nool lkn sumcad ahaan la dilay laga takhalusay
iyo kuwo la xiray oo aadan tirin karin siday u badan yihiin xataa maalmihii lasoo dhaafay waxaa jiray kuwo badan oo social mediyaha waxyaabo iska caadi ah ku soo godbiyo oo la xiray ayadoo laga dha dhaminaayo fikir islaami ah , saaxadana waxaa loo baneeyay warbaahin iyo wariya yaal aad u liito oo cid daawato jirin
marka Arkida qof luuqada bulshada ku hadlaayo dha dhan diimeed iyo mid dhaqan leh waqti saaxada ay buuxiyeen dadkaas eberka ah waa asbaab keentay in ay malaayiin daawadaan Podcastigaas 3 soconaayo
Laakiin wax aanan la filaynin ayaa dhacay markuu Podkaastigaas gaaray malaayiin daawasho yaasirna banaanka ku soo dhacay
marka 1aad waxaa gabi ahaanba khadka ka baxay bilihii lasoo dhaafay yaasir alxizaymi wuu xirnaa waa la aamusiyay
waxaa muuqato in ay jirto cid sare oo uuna cajabinin waa maxay ninkaan islaamiga ah ee wali hadlaayo
Isbuucaan ayaa twitterka hal mar lagu arkay cinwaan cusub lagu furay muuqaal cusub oo ah yaasir alxizaymi oo wajigiisa ka muquato murug cabsi isku dhexyaac ninkii 3da saac aanan eda dhihin ma hadli karo
kanaalka : / ogaansho
twitter :twitter.com/OGANSHO_CHANNEL
facebook : www.facebook.com/OGANSHO
fadlan kanaalka sii faafi - isku day ugu yaraan in aad hal qof sii gaarsiiso linkiga kanaalka oo ah / ogaansho
#kanaalka_ogaansho
Доступные форматы для скачивания:
Скачать видео mp4
-
Информация по загрузке: