QAYBTA 1aad| Prof. Jawaari - Garsoorka iyo dibudhiska dowladnimada Soomaaliyeed
Автор: DHAXALREEB - XARUNTA HORUMARINTA HOGGAAMINTA
Загружено: 2021-06-22
Просмотров: 7630
Wareysigaan waxaa laga qaaday barafasoor Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari, waxaana laga wareystay Garsoorka iyo dibudhiska dowladnimada Soomaaliyeed. Barafsoorku waxa uu ka hadlay: dibudhiska dowladnimada Soomaaliyeed, xukuumadii daakhiliga ahayd, doorashooyinkii soo maray dalka sida ay ku soo bilowdeen, Garsoorka Soomaaliyeed qaybihiisa kal duwan iyo taariikhdiisa, dastuurka Soomaaliya, dhibka ku dhacay dowladnimada Soomaaliya. Ugu dambayn waxa uu ka hadlay arimaha loo bahan yahay in la sugo si loo helo nidaam garsoor oo ka tarjumaya Dastuurka dalka.
Доступные форматы для скачивания:
Скачать видео mp4
-
Информация по загрузке: