Sayid Maxamed Cabdille Xasan: Halyeeygii Soomaaliyeed ee Dagaalka Gumeysiga & Dhismaha Daraawiishta
Автор: Eb.Sabriye
Загружено: 2025-07-24
Просмотров: 627
Muuqaalkan taariikhiga ah wuxuu si qoto dheer u falanqeynayaa nolosha iyo halgankii Sayid Maxamed Cabdille Xasan — halyeeygii Soomaaliyeed ee aas-aasay dhaqdhaqaaqii Daraawiishta oo la dagaalay saddex quwadood: Ingiriiska, Talyaaniga, iyo Itoobiya.
Waxaa ka mid ah:
Dhalashadiisa iyo barbaarintiisa diimeed
Abaabulkii Daraawiishta
Dagaalladii waaweynaa
Falsafadiisa siyaasadeed iyo suugaaneed
Weerarkii diyaaradaha ee 1920
Dhaxalka uu ka tagay Sayidka
🎙️ Waxaa si gaar ah looga hadlayaa doorkii suufinimada, abwaanimada iyo hoggaaminta dagaal ee Sayidka — wuxuuna u muuqdaa halgamaa Soomaaliyeed oo aan weligiis la ilaawi karin.
Fadlan la wadaag, subscribe garee, oo comment iigu reeb fikradaada!
Доступные форматы для скачивания:
Скачать видео mp4
-
Информация по загрузке: