Популярное

Музыка Кино и Анимация Автомобили Животные Спорт Путешествия Игры Юмор

Интересные видео

2025 Сериалы Трейлеры Новости Как сделать Видеоуроки Diy своими руками

Топ запросов

смотреть а4 schoolboy runaway турецкий сериал смотреть мультфильмы эдисон
dTub
Скачать

AADAN ALAALE OO KA SHIFAY SIRO BADAN & DUULAANKA SAYLAC + WAXAY OOGA DHIGAN TAHAYD + DJIBOUTI & UAE

Автор: AyroTV

Загружено: 2025-12-06

Просмотров: 12149

Описание:

Aden Allaale oo ah nin waddani ah aadna u garasho dheer caawa si qotodheer ayuu u garnaqsaday. Wuxu si cad u dooxay mashaakilka sadexdii sano ee la soo dhaafay ka socday gobolka ee illaa maanta beelihii Cise iyo Gadabursi isku hub urursanayaan.

Hadalka Aden marka aan daboolka ka qaado wuxu yidhi:

Samarroonow annaga waxa nala yidhaahdaa Cise.
Waxa aannu leennahay dawlad la yidhaahdo Jabuuti oo nolosheedu ku tiirsantahay cashuurta iyo kirada aannu ka qaadno saldhigayada ciidamada dalalka shisheeye iyo dekedaha dalalka jaarku isticmaalaan.
Dekedahaasi iyo saldhigyada dalalka shisheeye ee aannu kiradooda biishannaa waxa ay nooga dhiganyihiin Wabiga Niil halka uu Masar ugu jiro.

Dawladda Imaaradka ee dekedda Jabuuti laga soo eryey ee xukuumadda Somaliland soo dhaweysatay waxay annaga noo tahay cadow strategic ah oo jiritaankayaga halis ku ah. Intii ay Berbera fadhiday dan bay ahayde, iminka waxa ay ku soo dhawaatay xuduudaha amniga qarankayaga.

Samarroonow, haddii aannu nahay Beesha Ciise iyo dawladda Djibouti, Sadexdii sano ee la soo dhaafay waxa aan la soconnay dhaqdhaqaaqa ay wadaan madaxdiinna (Samaroon) iyo xukuumadihii Muse Bixi iyo Cirrahan iminka jooga.

Xukuumadda Cirro ee aad doorateen, ugaaskiinna, siyaasiyiintiinna uu kamid yahay Dahir Rayaale, Bashir Goth iyo Cabdiraxmaan Beylle waxa ay ka shaqaynayaan arrimo nooga dhigan duullaan lagu soo qaaday amnigii qaranka Jabuuti.

Arrimahaas waxa kamida;
▪︎ in saldhiggii maraykanka ee Djibouti loo raro dhinaca Berbera
▪︎ in dalka Imaaraatka laga soo qaado lacago iyo mashaariic laga dhisayo gobolkiinna Awdal sida dekedo iyo jidad laamiyo ah Saylac, Lughaya, Lawyocaddo—Borama iwm.
▪︎ in Somaliland la aqoonsado

Samarroonow sadexdaas arrimood waxa ay qarankayaga Jabuuti uga dhiganyihiin Golxadkii lagu gawrici lahaa.

Intaas markii aan aragnay, waxa ay nagu kalliftay in aan "aag cagaaran" ka samaysanno gobolka Awdal dhexdiisa si aan halkaasi uga galno difaaca danaha qarankayaga Djibouti.
Annaga oo ah beesha Ciise iyo xukuumadda Jabuuti oo isku duuban, waxa aannu idinku soo qaadnay dagaal istiraatiji ah oo dusha laga soo mariyay midab qabiil. Xeeladaha aannu adeegsanayno illaa iminka waxa ka mida:

• Shirkii jidhi
• Xafladda Xeerka Ciise ee Saylac
• khariiradda Lughaya-Saylac-Xariirad
• iyo haddii ay ka fursan weydo dagaal aan idinku soo qaadno Samarroonow.
Xeebaha gobolka Awdal oo hal jaajuur ah la dhigaa waxay ka dhigantahay toorrey qoorta la nagaga hayo haddaanu nahay reerka Ciise iyo dawladdiisa Jabuuti!

Xigasho: Falanqeeye Waaberi Daahir
  / 1811cemkw7  


Join this channel to get access to perks:
   / @ayrotv  

XOGTA SOOMAALIDA MAANTA IYO AFKA SOOMAALIGA
Somali Cultural and Social Anthrapolgy

AADAN ALAALE OO KA SHIFAY SIRO BADAN & DUULAANKA SAYLAC + WAXAY OOGA DHIGAN TAHAYD + DJIBOUTI & UAE

Поделиться в:

Доступные форматы для скачивания:

Скачать видео mp4

  • Информация по загрузке:

Скачать аудио mp3

Похожие видео

Wararkii U Danbeeyey Kacdoonka Boorama Duulanka Jabuuti & Mooganaanta Somaliland ee Qolshaha Saylac

Wararkii U Danbeeyey Kacdoonka Boorama Duulanka Jabuuti & Mooganaanta Somaliland ee Qolshaha Saylac

Saylac yaa lagu wadaa in gacanta loo geliyo.

Saylac yaa lagu wadaa in gacanta loo geliyo.

Xeer Ciise | Dagaalka Boorame | Somaliland iyo Jabuuti | Sh Abdurahman Bashir

Xeer Ciise | Dagaalka Boorame | Somaliland iyo Jabuuti | Sh Abdurahman Bashir

Xog Weerarka Ciidanka Jabuuti Saylac & Damaca Geele Doorka Qarsoon ee Abaabulka Dagaalka Somaliland?

Xog Weerarka Ciidanka Jabuuti Saylac & Damaca Geele Doorka Qarsoon ee Abaabulka Dagaalka Somaliland?

PROF AXMED SAMATER WUXUU KU HADLEY ILA DHAGEYSO, ASAGOON SHEEGIN CIDII GUMAADKA FULISEY MANA QABATA?

PROF AXMED SAMATER WUXUU KU HADLEY ILA DHAGEYSO, ASAGOON SHEEGIN CIDII GUMAADKA FULISEY MANA QABATA?

DEG DEG Somalilnd oo Dhalintii Calanka Awdal ka Taagay u Hanjabtay, Xiisad kale oo ka dhalatay..

DEG DEG Somalilnd oo Dhalintii Calanka Awdal ka Taagay u Hanjabtay, Xiisad kale oo ka dhalatay..

Daawo;-War Lama Filaan Ku Nqday Xeerka Beesha Ciise Oo Shaki Dhaliyey Iyo Diinta Islaanka Maxay Ka

Daawo;-War Lama Filaan Ku Nqday Xeerka Beesha Ciise Oo Shaki Dhaliyey Iyo Diinta Islaanka Maxay Ka

TOOS: Saciid Deni oo Si Kulul Uga Hadlay Dagaalka Borama

TOOS: Saciid Deni oo Si Kulul Uga Hadlay Dagaalka Borama

DEG DEG:- B/Ciise oo ku dhawaqday Dagaalka Ka dhan ah SL, Xiisada SAYLAC & Boorame Ciidanka Itoobiya

DEG DEG:- B/Ciise oo ku dhawaqday Dagaalka Ka dhan ah SL, Xiisada SAYLAC & Boorame Ciidanka Itoobiya

Если Исмаэль Геллех остановит войну в Зейлаке, нападение будет осуществлено «Исламским государств...

Если Исмаэль Геллех остановит войну в Зейлаке, нападение будет осуществлено «Исламским государств...

SOMALIDA MAREYKANKA OO SOO ROGAAL CELISAY GEESANA LASOO BAXDAY

SOMALIDA MAREYKANKA OO SOO ROGAAL CELISAY GEESANA LASOO BAXDAY

DEGDEG PROF QASIM HERSI FARAH OO AANU KA WAREYSANAY XAALADA AWDAL & DUULAANKA WADAMADA DERISKA

DEGDEG PROF QASIM HERSI FARAH OO AANU KA WAREYSANAY XAALADA AWDAL & DUULAANKA WADAMADA DERISKA

Daawo Jabhadii Hilaac Ee Ciise oo Saylac ku Waajahan Jabuuti oo Gurmadii kasoo Baxay S/land oo Cabsi

Daawo Jabhadii Hilaac Ee Ciise oo Saylac ku Waajahan Jabuuti oo Gurmadii kasoo Baxay S/land oo Cabsi

DEG DEG Waraysi Ciidanka Ciise ee  kasoo Baxay Xadka TPLF & Jabuuti oo fariin Yaableh S/land u diray

DEG DEG Waraysi Ciidanka Ciise ee kasoo Baxay Xadka TPLF & Jabuuti oo fariin Yaableh S/land u diray

Xog Cadhada Cirro oo Wasiiro Xilka ka qaadaya & 3 Talaabo oo lagu Difaaco karo Zaylac iyo Somalilnd?

Xog Cadhada Cirro oo Wasiiro Xilka ka qaadaya & 3 Talaabo oo lagu Difaaco karo Zaylac iyo Somalilnd?

#XEERKA CIISE: imaaraadka, somaliland , Ethiopia iyo Xog culus … Sheekh Abdirahman bashir

#XEERKA CIISE: imaaraadka, somaliland , Ethiopia iyo Xog culus … Sheekh Abdirahman bashir

🔥 Гаджиев заткнул Такера | Баку закрыл ТВ Армении | Пашинян сдаёт Кочаряна Баку

🔥 Гаджиев заткнул Такера | Баку закрыл ТВ Армении | Пашинян сдаёт Кочаряна Баку

Abwaan Yuusuf Shaacir oo arrin xal ah u sheegay Ugaasyada ku baaqay Dagaalka.

Abwaan Yuusuf Shaacir oo arrin xal ah u sheegay Ugaasyada ku baaqay Dagaalka.

JAALIYADA GADABUURSI EE KENYA OO SI KULUL U CAMBAREYSAY XASUUQA CIRRO IYO KOXDIISA KULA KACEEN AWDAL

JAALIYADA GADABUURSI EE KENYA OO SI KULUL U CAMBAREYSAY XASUUQA CIRRO IYO KOXDIISA KULA KACEEN AWDAL

BOORAMA OO XABAAL WADAREED LOO SAMAYNAYOO ISMAACIIL SAMATAR DIGNIIN

BOORAMA OO XABAAL WADAREED LOO SAMAYNAYOO ISMAACIIL SAMATAR DIGNIIN

© 2025 dtub. Все права защищены.



  • Контакты
  • О нас
  • Политика конфиденциальности



Контакты для правообладателей: [email protected]