Casharka 30aad || Balaaqatul Waadixa || Dr Sh Cabdiqani Cali Faarax
Автор: Dr Sh Cabdiqani Cali Faarax
Загружено: 2025-12-06
Просмотров: 9
Casharka 30aad || Balaaqatul Waadixa || Dr Sh Cabdiqani Cali Faarax
Ku soo dhawoow kanaalka Dr Sh Cabdiqani Cali Faarax! Halkan waxaad ka heli doontaa duruus muhiim ah oo ku saabsan [Balaaqada, Cilmiga Carabiga, iyo Towdiixul Axkaam ]. Casharadan waxa loogu talagalay in lagu baro cilmiga diinta iyo afka Carabiga, iyadoo si fudud loo sharaxayo, si qof kasta uu u fahmo.
Casharkan waa mid ka mid ah silsiladda [Balaaqatul Waadixa], waxaana soo jeedinaya Dr. Cabdiqani Cali Faarax, oo ah khabiir ku xeel dheer cilmiga Islaamka iyo luqadda Carabiga.
Fadlan like saar, subscribe dheh, oo la wadaag asxaabtaada si ay uga faa’iideystaan casharadan qiimaha leh. Mahadsanid taageeradaada! 😊
Waxaad naga heli kartaa:
📌 Casharro Diini ah
📌 Barshada Axaadiista
📌 Barashada Balaaqada
📌 Fikrado iyo talooyin Islaami ah
#BalaaqatulWaadixa #BarashadaCarabiga #DuruusDiiniya #DrCabdiqaniCaliFaarax
Доступные форматы для скачивания:
Скачать видео mp4
-
Информация по загрузке: