Популярное

Музыка Кино и Анимация Автомобили Животные Спорт Путешествия Игры Юмор

Интересные видео

2025 Сериалы Трейлеры Новости Как сделать Видеоуроки Diy своими руками

Топ запросов

смотреть а4 schoolboy runaway турецкий сериал смотреть мультфильмы эдисон
dTub
Скачать

Koorso Cusub | English Level 2 | Online | Aflax Academy

Автор: Aflax Academy

Загружено: 2025-06-17

Просмотров: 961

Описание:

WARBIXIN KOORSADA
English Level 2 – Elementary
Kani waa koorso dhammeystiran oo heerka Elementary ah, oo loogu talagalay in ay horumariso xirfadaha aasaasiga ah ee Ingiriisiga, ayna ka caawiso ardayda in ay gaaraan heer dhexe oo faham iyo isticmaal luqadeed leh.
Waa koorso si tartiib dedgdega ah kor ugu qaadaysa xirfadaha akhriska, qorista, hadalka iyo maqalka, iyadoo ardaygu si kalsooni leh u bilaabayo isticmaalka Ingiriisiga xaaladaha nolosha dhabta ah.

UJEEDADA KOORSADA
Marka uu dhammeeyo koorsadan, ardaygu wuxuu yeelanayaa awoodahan:
✅ Si kalsooni leh ugu hadlo, ugu qoro, uguna akhriyo Ingiriisiga xaalado badan.
✅ Fahmo qaab-dhismeedka jumladaha waaweyn iyo kuwa dhexdhexaadka ah.
✅ Si fiican uga hadlo hawl maalmeedka, waaya-aragnimada hore, qorsheyaasha mustaqbalka, iyo aragtiyaha shakhsiga ah.
✅ U isticmaalo erayo iyo weedho habboon marka uu ka hadlayo qoyska, shaqada, safarka, cimilada, caafimaadka, cuntada iyo xiriirada bulshada.
✅ U isticmaalo falalka kala duwan ee waqtiyada kala duwan: Present Simple, Past Simple, Present Continuous, Future Forms.
✅ Ka qayb qaato wada sheekaysiyo furan (conversations), su’aalo sameeyo, talo bixiyaa, iyo fikrado dhiibtaa.
✅ Diyaar u noqdo in uu u gudbo heer Intermediate.

MAXAA LAGU BARANAYAA KOORSADAN?
Koorsadani waxa ka kooban tahay 15 Unug (Units) oo si nidaamsan loo dhisay, kuwaas oo si tartiib tartiib ah u kobcinaya fahamka guud ee afka Ingiriisiga:
________________________________________
Unit 1: Starting at Elementary Level
Bilowga Heerka Elementary
Unit 2: Daily Routines and Free Time
Hawl Maalmeedka iyo Waqtiga Firaaqada
Unit 3: Talking About the Past
Ka Hadlidda Waqtigii Hore
Unit 4: Numbers, Time, and Dates
Tirada, Waqtiga, iyo Taariikhaha
Unit 5: Family and Relationships
Qoyska iyo Xiriirka Dadka
Unit 6: Places, Directions, and Your Town
Goobaha, Jihaynta, iyo Magaaladdaada
Unit 7: Food, Eating Out, and Healthy Living
Cunto, Cunto Banaanka Lagu Cuno, iyo Nolosha Caafimaadka leh
Unit 8: Shopping and Money
Dukaameysi iyo Lacag
Unit 9: Describing People and Things
Sifeynta Dadka iyo Waxyaabaha
Unit 10: Jobs and Work Life
Shaqooyinka iyo Nolosha Shaqada
Unit 11: Travel and Transport
Safarka iyo Gaadiidka
Unit 12: Weather, Nature, and Seasons
Cimilada, Dabeecadda, iyo Xilliyada
Unit 13: Health and the Body
Caafimaadka iyo Jirka
Unit 14: Future Plans and Decisions
Qorsheyaasha Mustaqbalka iyo Go’aamada
Unit 15: Giving Opinions and Everyday Conversation
Dhiibashada Fikirkaaga iyo Wadahadallada Maalinlaha ah

________________________________________
HABKA WAXBARASHADA
Koorsadan waxa lagu barta 2 hab waxbarasho, si ay ugu habboonaato baahida iyo waqtiga arday kasta:
1️⃣ Hab iskii loogu barto (Self-study):
Ardaygu waxa uu si toos ah uga iibsanayaa koorsada bogga www.aflaxacademy.com. Casharrada oo dhammaan duuban ayaa ardaygu si madax bannaan u baranayaa wakhtiga uu isagu doorto.
2️⃣ Hab group ahaan loo barto (Guided Group Study):
Ardayga waxaa lagu daraa koox waxbarasho, halkaas oo uu helo:
• Hagitaan iyo la xisaabtan joogto ah.
• Casharro Live ah oo macallinka lala kulmo.
• La socodka horumarka iyo dhiirrigelin kooxeed.

MAXAA KADHICI DOONA MARKA LA DHAMMEEYO?
Marka uu dhammeeyo English Level 2 – Elementary, ardaygu wuxuu si kalsooni leh ugu isticmaali kara uguna hadlikara Ingiriisiga nolosha maalinlaha ah. Waxa uu si fiican ugu diyaar garoobayaa in uu u gudbo heerka xiga ee Intermediate, halkaas oo uu ku horumarin doono hadalka, qoraalka iyo fahamka guud ee luuqadda.

Koorso Cusub | English Level 2 | Online | Aflax Academy

Поделиться в:

Доступные форматы для скачивания:

Скачать видео mp4

  • Информация по загрузке:

Скачать аудио mp3

Похожие видео

Xisaab | Casharka 4aad | multiplcation - Iskudhufasho - Afsoomaali

Xisaab | Casharka 4aad | multiplcation - Iskudhufasho - Afsoomaali

Barashada English | Level 2 | Lesson 1 | Greetings and Introductions

Barashada English | Level 2 | Lesson 1 | Greetings and Introductions

Koorso Cusub | English Level 1 | WhatsApp: +254722662441

Koorso Cusub | English Level 1 | WhatsApp: +254722662441

Как ПОЛИГЛОТЫ начинают думать на английском: ВАЖНЫЕ ШАГИ без зубрёжки

Как ПОЛИГЛОТЫ начинают думать на английском: ВАЖНЫЕ ШАГИ без зубрёжки

Учимся читать по-английски. Практика без скучной теории. Урок 1. Буква А, звук /æ/

Учимся читать по-английски. Практика без скучной теории. Урок 1. Буква А, звук /æ/

Grade 9 English

Grade 9 English

Сделай прорыв в английском в 2026 году

Сделай прорыв в английском в 2026 году

Понимаете английский, но не говорите? Исправьте это прямо сейчас!

Понимаете английский, но не говорите? Исправьте это прямо сейчас!

IELTS Speaking Test- Perfect Band 9

IELTS Speaking Test- Perfect Band 9

Casharka 1aad ee Barashada English Level 1 | WhatsApp: +254722662441

Casharka 1aad ee Barashada English Level 1 | WhatsApp: +254722662441

Как быстро понять английский язык (за 15 минут)

Как быстро понять английский язык (за 15 минут)

КАК СЛЫШАТЬ И ПОНИМАТЬ АНГЛИЙСКУЮ РЕЧЬ

КАК СЛЫШАТЬ И ПОНИМАТЬ АНГЛИЙСКУЮ РЕЧЬ

АНГЛИЙСКИЙ ПО ФИЛЬМАМ -

АНГЛИЙСКИЙ ПО ФИЛЬМАМ - "Home Alone" / Один Дома (1)

I Learned English, I Became a Doctor || Learn English Through Story Level 3 🔥|| Listening Practice ✅

I Learned English, I Became a Doctor || Learn English Through Story Level 3 🔥|| Listening Practice ✅

Короткие Истории на Английском для Начинающих 🎧 Английский НА СЛУХ

Короткие Истории на Английском для Начинающих 🎧 Английский НА СЛУХ

Present Simple - English Conversation Practice - Improve Speaking Skills

Present Simple - English Conversation Practice - Improve Speaking Skills

Don't Waste Your Time Learning English Like This

Don't Waste Your Time Learning English Like This

Nothing is Free || Learn English Through Story Level 1 🔥 || English Listening Practice ✅

Nothing is Free || Learn English Through Story Level 1 🔥 || English Listening Practice ✅

Глагол to be, глагол to get / основа английского языка

Глагол to be, глагол to get / основа английского языка

Выучи АНГЛИЙСКИЙ за 30 минут | слушай английские фразы на фоне

Выучи АНГЛИЙСКИЙ за 30 минут | слушай английские фразы на фоне

© 2025 dtub. Все права защищены.



  • Контакты
  • О нас
  • Политика конфиденциальности



Контакты для правообладателей: [email protected]