Qoys Jacayl ❤️ Shaqada Guriga Wada Qabannay Vlog+Adeega Bisha
Автор: Umu Maryama Family
Загружено: 2026-01-13
Просмотров: 8090
Ku soo dhowaada vlog-keena 💖
Muuqaalkan waxaan idinla wadaageynaa nolol maalmeedkeena qoys, aniga iyo ninkeyga, anagoo shaada guriga isla qabanay, isla markaana ilmaha school u wadnay anigoo uur leh 🤰.
Waa vlog muujinaya:
✨ Iskaashi qoys
✨ Jacayl & dulqaad
✨ Shaqada guriga wada jir
✨ Socod & daryeel caruur
Haddii aad jeceshahay family vlogs, nolol dhab ah, iyo qoys wada shaqeeya, fadlan:
👉 Like saar
👉 Subscribe dheh
👉 Comment noogu reeb 💬
Mahadsanidiin daawashada ❤️
— Family Vlog 🎥
Доступные форматы для скачивания:
Скачать видео mp4
-
Информация по загрузке: