Baynax rooble

Baynax roble
kanaalkaan waxaan ku soo gudbinnaa suugaanta soomaalida sida gabayada, geeraarada,masafooyinka iyo heesaha.
sidoo kale kanaalka waxaan kusoo gudbinnaa sheekooyin dhaqameedyo,taariikhda iyo sooyaalka soomaalida iyo tan islaamka labadaba.
waxyaabaha kale ee aan kanaalka kusoo gudbinno waxaa kamid ah geograaphiga dhulka iyo qaab dhismeeyada kala duwan ee caalamka.
si aad ulasocotid mawduucyadeenna muhiimka ah fadlan saar subscribe.
youtube link: https://www.youtube.com/channel/UCY70tUTaBzAFrFKNkn-z1tA