Silsiladii Deelleey | heesihii ay is dhaafsadeen Saado Cali,Cabdi Iidaan iyo Cali Cilmi Afyare
Автор: Baynax rooble
Загружено: 2025-12-21
Просмотров: 9557
Silsilada deelleey waa silsilad caan ah oo kusaabsan siyaasada oo ay ku doodeen abwaannadii gayiga somaaliyeed kuwoodii ugu foolaadsanaa qarnigii labaatanaad.
waxaa ka qaybqaatay rag badan oo wada maansa ruug miiran ahaa.
Ragii ka qaybqaatay waxaa kamid ahaa:
#hadraawi, #idaajaa, #singub, #cali_cilmi_afyare, #Ibraahim_gadhle, #yamyam, Xasan_Ganeey, #cabdi_qays, #maxamed_nuur_shareeco, #saado_cali_warsame iyo rag kaloo oo badan
si aad mar walba noola socoto fadlan subscribeta inoo taabo:
• samatar baxnaan | aadan carab | cumar ciga...
fadlan adigoo mahadsan waxaad sidoo kale nagala socon karta facebook page-keenna ee asagana follow soo dheh: garee:facebook:https://www.facebook.com/profile.php?...
#silsiladii_deelleey, #deelleey, #saado_cali_warsame, #hadraawi, #gaarriye, #idaajaa, #yamyam, #gabaygii,#cali_cilmi_afyare
Доступные форматы для скачивания:
Скачать видео mp4
-
Информация по загрузке: