🔥 60 Xigmadood oo HURIN doona Rabitaanka weyn ee qalbigaaga ku jira | Qiimaha ugu sarreeya ee ..
Автор: Bravo College
Загружено: 2025-07-29
Просмотров: 3337
🙌 SOO DHAWAADA DAAWADEYAAL
Barnaamijkani wuxu toosin doonnaa himilooyinka laabtiinna ka buuxa, waxaanu hurin doonaa damaca iyo rabitaannada waa weyn ee laabihiinna jiifa.
Qaar kamida XIGMADAHA saamaynta gaarka'a leh ee ku jira muuqaalku waa kuwan:
Haddii aad calooshaada ku dedaasho in ka badanina aad ku dedaasho maskaxdaada, waxaad ahaan doontaa qof jidh ahaan u koray balse maskaxdiisu weli curdin tahay..
Ha barbar dhigin noloshaada nolosha dadka kale sababtoo ah wax figrada kama haysatid dariiqay soo mareen...
Ixtiraam darrada ugu weyn ee aad naftaada kula kici kartaa waa adigoo dookha noloshaada geliya jeebka ruux kale..
Dedaallo yaryar oo aynu joogtayno ayaa inna siinaya natiijo0yin dhawaaq dheer sameeya, ha dhayalsanin waxqabadka yar ee maalintaada..
Bartilmaameedka ugu muhiimsan ee guulaysteyaashu maaha natiijooyinka waa waxqabadka maalinlaha ah......
📺 DAAWO MUUQAALADEENNA KALE
ORAAHYO noloshaada qiimo ku kordhin doona | Marnaba hoos ha u dhigin naftaada sababtoo ah ....
• 🔥ORAAHYO noloshaada qiime ku kordhin doona...
CASHARRO dhiirrigelin iyo XIGMADO isugu jira | Guushu waxay ka dhalataa .......
• 🔥 CASHARRO dhiirrigelin iyo XIGMADO isugu ...
Oraahyo Shiinays ah + Qaar kale:
• Oraahyo Shiinays ah + Qaar kale | Maskaxda...
3 Daqiiqo iyo 29 Xigmadood oo Dahab ah:
• 3 Daqiiqo iyo 29 Xigmadood oo Dahab ah || ...
⏰ Timestamps
00:00 Qaybta ugu horraysa ee xigmadaha
03:15 Qaybta dhexe ee oraahyada
05:15 Qaybta dambe ee oraahyada
Доступные форматы для скачивания:
Скачать видео mp4
-
Информация по загрузке: