🔴 Awoodda Qarsoon ee Joogtaynta | Geeddi-socodka waxsoosaarka 🚀 Episode 1 | Bravo Podcast
Автор: Bravo College
Загружено: 2025-05-26
Просмотров: 501
🎙 Kusoo Dhawoow Mid ka mida Podcast-yada Ugu Faa’iidada Badan!
Waxaan si qoto dheer u falanqaynay mowduuc muhiim ah: Awoodda Joogtaynta – The Power of Consistency!
Haddii aad la kadeedan tahay Joogtaynta mashaariicdaada waxku oolka iyo waxyaabaha qiimaha ku daraya noloshaada maqaalkani waa kaagii
Episode-kani waa mid aad dhegaysan karto adoo baabuurkaaga wata, adoo hawl kale ka yar nasanaya amaba adoo raba inaad mustaqbalkaaga wax ka beddasho !
💡 Joogtayntu maaha inaad hal mar waxqabad weyn samayso, balse waa inaad maanta wax yar si miyir leh u qabato oo aad ku celiso berrina, saadambana aad waddo oo waddo, taasaana ah dariiqa horumarka iyo koboca! 🚀
📌 Qodobbada aan kaga hadalnay episode-kan waxay yihiin:
🎞 00:00 Hordhac | Introduction
🧠 03:33 Samee isbeddal Maskaxeed | Mindset Shift
🚫 05:53 Ka Dheerow Xaddidaadaha Nafta | Limiting Beliefs
💪 10:34 Awoodda Joogtada | The Power of Now
🎯 Sidoo kale waxaad ka faaiidaysan kartaa koorsada bilaashka ah ee "5 Days Focus Crash Course!"
💥 Waa koorso kooban oo 5 maalmood keliya soconaysa , laakiin leh isbeddel waara.
Waxaad baran doontaa sida:
✅ Looga baxo dib u dhigista
✅ Loo xakameeyo maskaxda mashquulsan
✅ Loo dhisto caadooyin wax ku ool ah
✅ Loo bilaabo waxqabad adigoon sugin “wakhtiga saxda ah”
📲 Si aad isla hadda u bilawdo nagala soo xidhiidh oo guji Whats app linkiga halkan ku jira: [https://chat.whatsapp.com/JiJkEyLP4at...
13:28]
#Productivity 🚀 #Consistency 🔄 #Success 🏆 #PersonalDevelopment 🌱 #MindsetMatters 🧠 #FocusChallenge 🎯 #JoogtayntaWaxqabadka 💪
Доступные форматы для скачивания:
Скачать видео mp4
-
Информация по загрузке: