Популярное

Музыка Кино и Анимация Автомобили Животные Спорт Путешествия Игры Юмор

Интересные видео

2025 Сериалы Трейлеры Новости Как сделать Видеоуроки Diy своими руками

Топ запросов

смотреть а4 schoolboy runaway турецкий сериал смотреть мультфильмы эдисон
dTub
Скачать

📚 Qulasada Buugga Atomic Habits iyo 09 Minute oo keliya | Unit 9 | Kooxaha saameeya caadooyinkeena

Автор: Bravo College

Загружено: 2025-08-17

Просмотров: 245

Описание:

⏰ 09 Daqiiqo keliya ayaan kuugu soo koobnay cutubka 9aad ee buugga Atomic Habits

📌Qaybtan koowaad ee falanqaynta buugga Atomic Habits waxaan ku qaadanaynaa 9 daqiiqo oo keliya, balse aan qiimo badan xambaarsan. ✨

➡️ Waxaad ogaan doontaa:

🏡 Qisada qoys ubadkooda ku sameeyay tijaabo xiise leh
🧑‍🤝‍🧑 Saddexda kooxood ee bulshada ka tirsan ee si toos ah u qaabeeya habdhaqankaaga
🎯 Hal sir oo aad ku ogaan doonto haddii aad rabto inaad caadooyin cusub samaysato, dadkaaga ayaa lagaa doonayaa inaad doorato

👉 Xasuusnow in Isbeddelka naftaadu aanu ku xirnayn shaqo joogto ah oo keliya balse ay tahay natiijada cidda aad la socoto, cidda aad maqasho iyo cidda aad u aragto hormuud.

⏰ Timestamps

🔑 00:00 Hordhac
🏡 00:12 Qisada Qoys Ubadkooda ku sameeyay tijaabo
👥 03:44 Kooxaha bulshada Kamida ee saameeya habdhaqankeenna
✅ 08:55 Gunaanad

#AtomicHabits #JamesClear #BookSummary #SomaliPodcast #SelfImprovement #Caadooyin #Waxsoosaar #Guul #SomaliMotivation #Productivity

📚 Qulasada Buugga Atomic Habits iyo 09 Minute oo keliya | Unit 9 | Kooxaha saameeya caadooyinkeena

Поделиться в:

Доступные форматы для скачивания:

Скачать видео mp4

  • Информация по загрузке:

Скачать аудио mp3

Похожие видео

🔥 Diyaar ma u tahay halgan dhaba. Diyaar ma u tahay waxqabad joogto ah. Diyaar ma u tahay isbedal.

🔥ORAAHYO noloshaada qiime ku kordhin doona | Marnaba hoos haw dhigin naftaada sababtoo ah ...

Waxqabad yar oo lagu celceliyo ayaa noqda caado si automatic ah noloshaada uga mida | Atomic Habits🔥

𝐈𝐬𝐤𝐚𝐚 𝐰𝐚𝐱 𝐮 𝐛𝐚𝐫𝐨 ( 𝐒𝐞𝐥𝐟-𝐬𝐭𝐮𝐝𝐲) waa qaabka ugu fudud ee aad ku horumarin kartid xirfadaha qaarkood

Calaamadaha Ninka isku kalsoon!

Calaamadaha Ninka isku kalsoon!

SIdee loogu hortagaa WAHSIGA- CAAJISKA IYO DIB UDHIGISTA.

🔥 CASHARRO dhiirrigelin iyo XIGMADO isugu jira | Guushu waxay ka dhalataa .......

Sida Caadooyinka Xunxun looga tirtiro noloshaada | Unit 14 | Atomic Habits | Episode 3

Xulka xikmadaha|| 60 Xikmadood oo biyo kama dhibcaan ah| part 2

ILAALI SHARAFTAADA – WAA HANTIDAADA UGU QIIMAHA BADAN. #tahadtalks #sheeko_iyo_cashar

🔴 Awoodda Qarsoon ee Joogtaynta | Geeddi-socodka waxsoosaarka 🚀 Episode 1 | Bravo Podcast

5 Talo oo ardayda anfacaysa | Fadlan gaarsii asaxaabtaad

8,Astaamood oo lagu garto qofka horumaraya!

Sidee Loo Noqdaa Qof Aan La Jabin karin? Buuga Can't Hurt me.45/25

Sida Sirdoonku U Akhriyaan Maskaxdaada… Ka Hor Intaadan Hadlin

Iska ilaali 4 taan caado || hadii aad Hormar rabto #farma

To, co Chiny budują teraz, odbierze ci mowę

Samirka | Muuqaal aad u muhiim ah

Samirka | Muuqaal aad u muhiim ah

Xikmadihii Gandhi | Halyaygii Xornimada Hindiya

Sideebay dedaallo yaryari u keenayaan waxqabadyo waaweyn | Unit 12 | Atomic Habits | Bravo Podcast

© 2025 dtub. Все права защищены.

  • Контакты
  • О нас
  • Политика конфиденциальности

Контакты для правообладателей: infodtube@gmail.com