Maxaa mudan in la tarjumo?
Автор: رواد الوعي Ruwad alwa'yi
Загружено: 2021-05-03
Просмотров: 516
Barnaamijka cawayska Soonqaad.
Xalqadii 5aad : maxaa u baahan in la tarjumo (afcelin)
Cawayska soonqaad waa barnaamij daaran ka hadalka mawaadiic bulshada guud u dhaw, inta ugu badan dadkune ka faa'idi karaan idam Alle, furayaalne ugu noqon karta ka hadalka iyo gorfaynta mawaadiic intan ka waaweyn.
Waxa uu si xidhiidh ah usoo gali doonaa, habeenka khamiista iyo habeenka isniinta.
Waxa soo jeedinaya mawduucan:
1. Aadan haybe
2. Axmed khaliif
3. Cabsicasiis idiris odowa
Daawasho wacan.
Доступные форматы для скачивания:
Скачать видео mp4
-
Информация по загрузке: