Abuu Xaamid Al-Qasaali
Автор: رواد الوعي Ruwad alwa'yi
Загружено: 2021-04-26
Просмотров: 1231
Barnaamijka cawayska Soonqaad.
Xalqadii Afaraad: Abuu Xaamid Al Qasaali
Cawayska soonqaad waa barnaamij daaran ka hadalka mawaadiic bulshada guud u dhaw, inta ugu badan dadkune ka faa'idi karaan idam Alle, furayaalne ugu noqon karta ka hadalka iyo gorfaynta mawaadiic intan ka waaweyn.
Waxa uu si xidhiidh ah usoo gali doonaa, habeenka khamiista iyo habeenka isniinta.
Waxa soo jeedinaya mawduucan:
1. Subeer sakariye
2. Axmed siddiiq maxamed.
3. Ridwaan Maxamuud Sheekh (Maygaag)
Daawasho wacan, caways wanaagsan.
Доступные форматы для скачивания:
Скачать видео mp4
-
Информация по загрузке: