Casharka 4aad ( Day 4) NOTION Template Download & Customize
Автор: ZitAcademy
Загружено: 2021-07-21
Просмотров: 4778
Casharkani waa #CASHARKII_4AAD ee aynu ku baranayno software ka Notion, Casharkan waxaynu ku baran doonaa Qaabka loo la soo dago Templates diyaarsan isla markaana aad waxkabadal ugu samayn lahayd
Casharadani waxay ka koobnaan doonaan 5 Cisho oo aynu ku baran doono barbilawga u horeeya ee software kan iyo inaad si fiican u fahmi kartid qaabak uu u shaqaynayo Software kan Notion.
Notion waa All-in-One Application loogu talo galay in lagu dajiyo qorshe Qofeed ama Wadareed ( Personal Development and Business)
Notion Website: https://www.notion.so/
Qorsha Diyaariyaha Notion Video Review: • Qorshe Diyaariyaha Notion - App Review
Online Courses: https://course.zitacademy.com/
Facebook Page: / zitacademy
Contact Email: [email protected]
Доступные форматы для скачивания:
Скачать видео mp4
-
Информация по загрузке: