Casharka 1aad ( Day 1) NOTION Basic Blocks and Setup
Автор: ZitAcademy
Загружено: 2021-07-15
Просмотров: 26652
Casharkani waa kii #Casharkii_1aad ee aynu ku baranayno software ka Notion oo aynu hore uga samaynay cashar dulmar ah, Arday badana xiisaynayeen inaanu ka samayno casharo xidhiidh ah si loo fahmo.
Casharadani waxay ka koobnaan doonaan 5 Cisho oo aynu ku baran doono barbilawga u horeeya ee software kan iyo inaad si fiican u fahmi kartid qaabak uu u shaqaynayo Software kan Notion.
Notion waa All-in-One Application loogu talo galay in lagu dajiyo qorshe Qofeed ama Wadareed ( Personal Development and Business)
Notion Website: https://www.notion.so/
Qorsha Diyaariyaha Notion Video Review: • Qorshe Diyaariyaha Notion - App Review
Online Courses: https://course.zitacademy.com/
Facebook Page: / zitacademy
Contact Email: [email protected]
Доступные форматы для скачивания:
Скачать видео mp4
-
Информация по загрузке: