Casharka 2aad ( Day 2) NOTION Create page and templates
Автор: ZitAcademy
Загружено: 2021-07-17
Просмотров: 9293
Casharkani waa kii #CASHARKII_2AAD ee aynu ku baranayno software ka Notion, Casharkii kan ka horeeyey waxaynu ku soo qaadanay #Basic_Blocks
Casharadani waxay ka koobnaan doonaan 5 Cisho oo aynu ku baran doono barbilawga u horeeya ee software kan iyo inaad si fiican u fahmi kartid qaabak uu u shaqaynayo Software kan Notion.
Notion waa All-in-One Application loogu talo galay in lagu dajiyo qorshe Qofeed ama Wadareed ( Personal Development and Business)
Notion Website: https://www.notion.so/
Qorsha Diyaariyaha Notion Video Review: • Qorshe Diyaariyaha Notion - App Review
Online Courses: https://course.zitacademy.com/
Facebook Page: / zitacademy
Contact Email: [email protected]
Доступные форматы для скачивания:
Скачать видео mp4
-
Информация по загрузке: