Популярное

Музыка Кино и Анимация Автомобили Животные Спорт Путешествия Игры Юмор

Интересные видео

2025 Сериалы Трейлеры Новости Как сделать Видеоуроки Diy своими руками

Топ запросов

смотреть а4 schoolboy runaway турецкий сериал смотреть мультфильмы эдисон
dTub
Скачать

“Ma taqaan sheekada Nuurudiin Zanki?

Автор: Korneel media

Загружено: 2025-11-23

Просмотров: 82

Описание:

Marka laga hadlayo taariikhda Islaamka, waxaa soo baxa shaqsiyaad boqortooyo oo waaweyn, kuwaas oo isu keenay caddaalad, taqwa, iyo awood ay ku hoggaamiyaan umadda, xilliyada ugu adag. Halka inta badan la eegayo in boqorradii aan raacin khulafaa u Raashidiin ay u muuqdeen kuwo raadinaya awood iyo raaxo, haddana Noor-diini Mahmood Zanki wuxuu ahaa tusaale gaar ah oo muujinaya zuhudi iyo keligii ku filnaansho, isagoo soo bandhigay ruuxda hoggaaminta Islaamiga ah ee ku dhow tusaalaha khulafaa u Raashidiin.

Waxaa la sheegay inuu si adag u diiday inuu aqbalo, lacagaha shakiga ku jiro oo loogu talagalay taageerada dowladda, isagoo caddeeyey in guushu aysan imaan karin, haddii aan la haysan lacag nadiif ah oo Xalaal ah,iyo camal saafi ah. Sidoo kale, wuxuu aasaasay maxkamado ku xukuma Umada sharciga Islaamka, iyaga oo aan eex lahayn, wuxuuna kormeer ku sameeyay wilaayadaha si loo hubiyo inay sharciga raacayaan.
Asc wrxm wbrkt
Magacaygu wa Adam
Halkanina wa korneel media
Kusoo dhowaadha dawadhayaal
Muuqaalkeena maanta.

Noor-diini Mahmood Zanki waxa uu ku dhashay Halaab sanadkii 500 iyo11 ee Hijriga oo ku beegnayd sanadkii (1118 Miilaadiga), isaga oo ah wiilka Imad-diini Zanki aas aasihii dowladda Zankiga, oo hogaamisay jihadka umadda, ka dhanka ahaa ciidamada Salaibiyiinta. Noor-diini wuxuu ku soo barbaaray gacanta aabihiis, isagoqo bartay ruuxda jihadka iyo mas’uuliyadda, wuxuuna yaraantiisii bartay mabaadii’dii caddaaladda iyo samafalka, isagoo noqday shaqsi ku muujinaya hoggaamintiisa iyo nolol-maalmeedkiisa qiyamka Islaamiga ah.
#sultannooruddinzangi
#ayuubkaarlo
#zangi
#asmr
#asadhagio
#ogaansho
#history

“Ma taqaan sheekada Nuurudiin Zanki?

Поделиться в:

Доступные форматы для скачивания:

Скачать видео mp4

  • Информация по загрузке:

Скачать аудио mp3

Похожие видео

Nur al-Din Zengi Ko Kesa Khaab Aya..?#sultansalahuddinayyubi - HUM TV

Nur al-Din Zengi Ko Kesa Khaab Aya..?#sultansalahuddinayyubi - HUM TV

Jasus Ka Thikana Dhond Liya ..!! Sultan Salahuddin Ayyubi - HUM TV

Jasus Ka Thikana Dhond Liya ..!! Sultan Salahuddin Ayyubi - HUM TV

Куда пытается затащить Армению Россия. Региону угрожает серьезная опасность. Владимир Погосян

Куда пытается затащить Армению Россия. Региону угрожает серьезная опасность. Владимир Погосян

МАРШАЛЫ-ИЗМЕННИКИ? 10 маршалов, которых расстреляли за измену

МАРШАЛЫ-ИЗМЕННИКИ? 10 маршалов, которых расстреляли за измену

Różaniec Teobańkologia ze św. Andrzejem Apostołem o dobre rozpoczęcie Adwentu | 30.11

Różaniec Teobańkologia ze św. Andrzejem Apostołem o dobre rozpoczęcie Adwentu | 30.11

Как Саудовская Аравия создала радикальный ислам и при чем тут Кааба / @TihonovTime

Как Саудовская Аравия создала радикальный ислам и при чем тут Кааба / @TihonovTime

Эта поездка в Баку — плевок в память наших погибших. Азербайджан занял 240 км² и строит укрепления

Эта поездка в Баку — плевок в память наших погибших. Азербайджан занял 240 км² и строит укрепления

Noor Uddin Zengi Family Tree | Is he related to Ottoman Empire? | Nur al-Din Zengi Family

Noor Uddin Zengi Family Tree | Is he related to Ottoman Empire? | Nur al-Din Zengi Family

Первый в мире прецизионный токарный станок. Создание антикитерского механизма. Экспериментальная

Первый в мире прецизионный токарный станок. Создание антикитерского механизма. Экспериментальная

LIBAAXI MOROCCO || Wuxuu dilay 15,000 Spain ah

LIBAAXI MOROCCO || Wuxuu dilay 15,000 Spain ah

Как работает электродвигатель? (Пост. ток)

Как работает электродвигатель? (Пост. ток)

Qorshe vs Fursad: Soomaaliya & Itoobiya – Loolanka Geeska Afrika

Qorshe vs Fursad: Soomaaliya & Itoobiya – Loolanka Geeska Afrika

Halyeeygii Muslimka ahaa ee Jabiyay Shiicada iyo Roomaanka!

Halyeeygii Muslimka ahaa ee Jabiyay Shiicada iyo Roomaanka!

(Фильм) Пророк Муса (а.с.) | Глава вторая  | «Посох Мусы»

(Фильм) Пророк Муса (а.с.) | Глава вторая | «Посох Мусы»

Waxyaabaha Aadan Ka Fileynin Taariikhda Soomaalida!

Waxyaabaha Aadan Ka Fileynin Taariikhda Soomaalida!

Кто первым взломал шифр Третьего рейха

Кто первым взломал шифр Третьего рейха

66 миллионов лет назад: последний день динозавров

66 миллионов лет назад: последний день динозавров

Скрытые линии, управляющие миром: объяснение долготы и широты

Скрытые линии, управляющие миром: объяснение долготы и широты

Бейбарыс - бывший раб, ставший Львом Востока

Бейбарыс - бывший раб, ставший Львом Востока

КАК ДЕРЕВЬЯ ИЗМЕНИЛИ МИР? История первых лесов и кислородного взрыва

КАК ДЕРЕВЬЯ ИЗМЕНИЛИ МИР? История первых лесов и кислородного взрыва

© 2025 dtub. Все права защищены.



  • Контакты
  • О нас
  • Политика конфиденциальности



Контакты для правообладателей: [email protected]