CHATGPT ka dhig mid kugu haboon, ku salee baahiyahaaga.
Автор: Ali Kayse
Загружено: 2025-09-27
Просмотров: 159
"Fiidiyowgan waxaad ku baranaysaa sida loo habeeyo dejimaha ChatGPT si uu ugu shaqeeyo si kugu habboon. Waxaan ku tusayaa tallaabo tallaabo sida loo isticmaalo qayb kasta oo settings ah, sida loo habeyn karo, iyo sida loogu shaqeysiiyo baahiyahaaga gaarka ah. Haddii aad tahay bilow ama qof horay u isticmaalayay, casharkan wuxuu kaa caawin doonaa inaad si fiican uga faa’iidaysato ChatGPT."
1. #ChatGPT #Cashar #SomaliTutorial
2. #AI #ChatGPTCashar #BarashadaOnline
3. #ChatGPTSomali #Technology #SidaLooIsticmaalo
Доступные форматы для скачивания:
Скачать видео mp4
-
Информация по загрузке: