XARIIF KU NOQO, AUDIO TAB CAPCUT| QAAB WALBA OO COD LOO SAARO.
Автор: Ali Kayse
Загружено: 2025-10-20
Просмотров: 184
Casharkan waxaan ku baranaysaa sida loo isticmaalo Tab-ka Codka (Audio Tab) ee CapCut Mobile talaabo-talaabo.
Waxaad baran doontaa sida loo duubo codkaaga (voiceover), loo hagaajiyo mugga codka,
Fiidiyowgaagu ma aha mid dhameystiran ilaa codku noqdo mid nadiif ah!
Waxaan ku tusayaa sida codka iyo muuqaalka loo isu waafajiyo (sync) si xirfad leh adigoo isticmaalaya kaliya taleefankaaga.
📱 Waxaad baran doontaa:
Sida codka loo duubo loona tafatiro
Sida loo isticmaalo fade in / fade out
Sida codka iyo muuqaalka loo isu waafajiyo
#CapCutSomali
#CapCutAudio
#CapCutMobile
#CasharCapCut
#TafatirkaFiidiyowga
#CapCutCod
#BaroCapCut
#FiidiyowSomali
#CapCutApp
#TabkaCodka
Доступные форматы для скачивания:
Скачать видео mp4
-
Информация по загрузке: