Deg Deg:- AS lagu dilay Hiran, Cidan Cusub o lawaregay Amniga Muqdisho & QM oo baaq soo sartay
Автор: Dalable Media
Загружено: 2025-12-13
Просмотров: 296
Xog cusub ayaa muujineysa in ciidan cusub oo si gaar ah u tababaran ay si rasmi ah ula wareegeen sugidda amniga magaalada Muqdisho, iyadoo ujeedadu tahay adkeynta ammaanka iyo ka hortagga falalka argagixisanimo. Dhanka kale, dagaal ka dhacay deegaanka Yaambo ayaa lagu dilay xubno katirsan kooxda Al-Shabaab, sida ay xaqiijiyeen ilo amni. Sidoo kale, Qaramada Midoobay (QM) ayaa baaq degdeg ah soo saartay, kuna saabsan xaaladda amni iyo tan bani’aadannimo ee dalka. Warbixintan oo dhameystiran ka daawo faahfaahinta dhacdooyinkan is biirsaday.
#Muqdisho
#AmnigaMuqdisho
#CiidanCusub
#AlShabaab
#Yaambo
#WarDegDeg
#XogCusub
#QM
#QaramadaMidoobay
#Somalia
#WararkaSomalia
#LaDagaalankaArgagixisada #somalianews #dunidanewstv #wararkamaanta #dalablemedia #wardegdegah #degdeg #wardegdeg #somalia #breakingnews #puntland
Доступные форматы для скачивания:
Скачать видео mp4
-
Информация по загрузке: