Trump oo doonaya in dadka Gaza loo raro Masar iyo Urdun | Qubanaha VOA
Автор: VOA Somali
Загружено: 2025-01-26
Просмотров: 64146
Qubanaha VOA qodobada ku jira waxaa ka mid ah; Trump oo raba in dadka Gaza loo raro Masar iyo Urdun, Falastiinyiin laga hor-istaagay in ay ku noqdaan guryahooda Gaza, Cirro oo safar ku tegay Imaaraadka Carabta, Talyaaniga oo muhaajiriin geeyey Albania, Walaaca Soomaalida Mareykanka qaarkood ka qabaan masaafurin iyo qodobo kale.
00:00 Furitaanka
01:12 Falastiinyiin laga hor-istaagay guryahooda
03:30 Trump oo raba in dadka Gaza loo raro dalal
09:52 Walaaca Soomaalida Mareykanka qaarkood
17:49 Talyaaniga oo muhaajiriin geeyey Albania
19:55 Cirro oo safar ku tegay Imaaraadka Carabta
21:13 Puntland oo baaraysa doolfino soo caariyey
22:36 Taxane laga sameeyey caafimaadka Somalia
26:44 Golaha Ammaanka oo ka shiraya DR Congo
Mar walba nagu xirnow
🟠 Rukumo VOA Somali / @voasomali
🟠 Muuqaallo dheeraad ah ka daawo: / voasomali
🟠 Wararkii ugu dambeeyey ka hel: https://www.voasomali.com/
🟠 Nagala soco Facebook: / voasomali
🟠 Ku xirnow barteena Instagram: / voasomali
🟠 Nagala soco Twitter: / voasomali
VOA Somali waa isha loogu kalsooni badan yahay ee wararka Soomaaliya. Waxaad naga heli kartaa wararkii ugu dambeeyey ee Soomaaliya iyo Soomaalida iyo caalamka. Barnaamijyadeena waxaa ku jira warar, wareysiyo iyo warbixino ka hadlaya mowduucyo kala duwan sida siyaasadda, arrimaha bulshada, ganacsiga iyo madadaallada.
Waxaa ka mid ah Qubanaha VOA oo ah barnaamij teleefishin oo baxa shan maalin toddobaadkii, Axad illaa Khamiis. Idaacadda waxaa ka baxa barnaamijyo ay ka mid yihiin, Galka Baarista, Bandhigga VOA, Ileyska VOA, Faaqidaadda Toddobaadka, Arrimaha Mareykanka, Arrimaha Islaamka Dhakhtarka Weydii, Caweyska Washington, Wicitaanka Dhageystaha, Faaqidaadda Ciyaaraha, Madasha Haweenka iyo Barnaamijka Dhallinyarada.
Доступные форматы для скачивания:
Скачать видео mp4
-
Информация по загрузке: