60 Daqiiqo + Maalin walba = guulwayn .
Автор: Mubarak Hugur
Загружено: 2025-08-10
Просмотров: 19087
#60mins #60daqiiqo #waxisbarida #timemanagementhacks #somalia
Muqaalkan waxa aan kusoo gudbin doonaa sida ay noloshaaada u badali karaan 60 daqiiqo oo aad si caqliyaysan u adeegsataa maalin walba .
1. Sida xogtii aad rabtay loo helo
• ChatGPT: Sida Saxda ah ee Xogta Looga Nuugo
2. 12 Xirfadood oo ay tahay in aad barato
• 12 Xirfadood oo Fure u Ah Fursadaha Nolosh...
3. Awooda Aamusku leeyay
• 12 Faa’ido oo Aamusku Leeyahay | Mid Kasta...
4. 30 Maalmood ku baro xirfadkasta
• Sideed 30 Maalmood ugu baran kartaa Aqoon ...
Tusmada Muqaalka .
00:00-00:59 Hordhaca muqaaalka
01:00-2:29 Muhiimada 60 daqiiqo maalin walba
02:30-05:14 Awooda ay leeyiin caadooyinka yar-yarin
05:15-08:12 sida loo sameeyo caadooyinka fiican
08:13-10:18 Waxyaabaha aaad uga Faa'idaysan karto 60_ka daqiiqo
10:19-12:10 Qaabka aad u heli karto wakhti firaaqo ah
12:11-12:30 Gabagabada Muqaalka
Доступные форматы для скачивания:
Скачать видео mp4
-
Информация по загрузке: