Barashada MS Word, Saving, Opening, View Side by Side, Split Document.
Автор: Ali Kayse
Загружено: 2025-10-01
Просмотров: 87
Casharkan waxaad ku baranaysaa sida loo isticmaalo Microsoft Word si fudud oo wax ku ool ah. Waxaad ka baran doontaa:
Sida loo arko characters-ka aan la daabici karin
Sida dukumiinti cusub loo furo oo loo kaydiyo
Sida loo adeegsado “View Side by Side” si aad laba dukumiinti u barbar dhigto
Iyo sida dukumiintiga loogu qaybsado si aad si habboon ugu shaqayso
Доступные форматы для скачивания:
Скачать видео mp4
-
Информация по загрузке: