BARASHADA MS WORS FONT GROUP IYO FORMAT PAINTER.
Автор: Ali Kayse
Загружено: 2025-10-08
Просмотров: 61
Casharkan waxaan ku barayaa sida loo isticmaalo Font Group ee gudaha Microsoft Word si aad u hagaajiso, u qurxiso, uguna kala duwato qoraalkaaga.
Waxaan ku tusi doonaa sida loo beddelo font-ka, midabka, cabbirka, iyo sida loo isticmaalo astaamaha sida bold, italic, iyo underline.
Haddii aad rabto in qoraalkaaga u ekaado mid xirfad leh oo soo jiidasho leh, casharkan waa adiga!
Daawo dhammaadka si aad u barato dhammaan talooyinka Font Group.
Ha iloobin inaad LIKE iyo SUBSCRIBE ku samayso kanaalka si aad u hesho casharro badan oo Microsoft Word ah oo Somali ah.
#CasharMSWord
2. #BaroComputer
3. #QoraalSomali
Доступные форматы для скачивания:
Скачать видео mp4
-
Информация по загрузке: