Популярное

Музыка Кино и Анимация Автомобили Животные Спорт Путешествия Игры Юмор

Интересные видео

2025 Сериалы Трейлеры Новости Как сделать Видеоуроки Diy своими руками

Топ запросов

смотреть а4 schoolboy runaway турецкий сериал смотреть мультфильмы эдисон
dTub
Скачать

Ruto oo qaaday tallaabo xasaasi ah, kororka kiisaska AIDS ee Waqooyi Bari Kenya | Qubanaha VOA

Автор: VOA Somali

Загружено: 2024-07-11

Просмотров: 39705

Описание:

Qubanaha VOA qodobada ku jira waxaa ka mid ah; Madaxweyne Ruto oo kala diray golaha wasiirada, Mareykanka oo gantaallo culus geynaya Jarmalka, Kiisaska AIDS-ka ee Waqooyi Bari Kenya oo kordhaya, Bosnia oo maanta laga xusay xasuuqii Srebrenica, Soomaalida Mainz, Germany oo sameystay Masjid iyo qodobo kale.

00:00 Furitaanka
01:16 Madaxweyne Ruto oo kala diray golaha wasiirada
02:23 Israel oo si xooggan u duqeysay magaalada Rafax
04:46 Mareykanka oo gantaallo culus geynaya Jarmalka
11:34 Biden oo shir jaraa’id qabanaya xilli la cadaadinayo
15:48 Kiisaska AIDS-ka ee Waqooyi Bari Kenya oo kordhaya
19:36 Sheekada Cusmaan Yuusuf ee dhireynta Muqdisho
24:08 Soomaalida Mainz, Germany oo sameystay Masjid
27:01 Bosnia oo maanta laga xusay xasuuqii Srebrenica

Mar walba nagu xirnow

🟠 Rukumo VOA Somali    / @voasomali  
🟠 Muuqaallo dheeraad ah ka daawo:    / voasomali  
🟠 Wararkii ugu dambeeyey ka hel: https://www.voasomali.com/
🟠 Nagala soco Facebook:   / voasomali  
🟠 Ku xirnow barteena Instagram:   / voasomali  
🟠 Nagala soco Twitter:   / voasomali  

VOA Somali waa isha loogu kalsooni badan yahay ee wararka Soomaaliya. Waxaad naga heli kartaa wararkii ugu dambeeyey ee Soomaaliya iyo Soomaalida iyo caalamka. Barnaamijyadeena waxaa ku jira warar, wareysiyo iyo warbixino ka hadlaya mowduucyo kala duwan sida siyaasadda, arrimaha bulshada, ganacsiga iyo madadaallada.

Waxaa ka mid ah Qubanaha VOA oo ah barnaamij teleefishin oo baxa shan maalin toddobaadkii, Axad illaa Khamiis. Idaacadda waxaa ka baxa barnaamijyo ay ka mid yihiin, Galka Baarista, Bandhigga VOA, Ileyska VOA, Faaqidaadda Toddobaadka, Arrimaha Mareykanka, Arrimaha Islaamka Dhakhtarka Weydii, Caweyska Washington, Wicitaanka Dhageystaha, Faaqidaadda Ciyaaraha, Madasha Haweenka iyo Barnaamijka Dhallinyarada.

Ruto oo qaaday tallaabo xasaasi ah, kororka kiisaska AIDS ee Waqooyi Bari Kenya | Qubanaha VOA

Поделиться в:

Доступные форматы для скачивания:

Скачать видео mp4

  • Информация по загрузке:

Скачать аудио mp3

Похожие видео

'SAFARKA MW CIRRO EE ISRAEL' | 'GUUSHA' ICTIRAAFKA | CAQABADAHA

'SAFARKA MW CIRRO EE ISRAEL' | 'GUUSHA' ICTIRAAFKA | CAQABADAHA

Anchor Media ''በቅርቡ በርካታ ተአምራቶችን ጠብቁ። የአሸናፊነት ቁልፉ በእጃችን ገብቷል'' አርበኛ ጌታ አስራደ

Anchor Media ''በቅርቡ በርካታ ተአምራቶችን ጠብቁ። የአሸናፊነት ቁልፉ በእጃችን ገብቷል'' አርበኛ ጌታ አስራደ

Daawo;-Somaliland Oo Saaka War Lama Filaan Ka Soo Saartay Laasaaco Xaladeeda Iyo Halista Somaliland

Daawo;-Somaliland Oo Saaka War Lama Filaan Ka Soo Saartay Laasaaco Xaladeeda Iyo Halista Somaliland

КРЕМЛЬ В ПАНИКЕ! Пекин РАЗОРВАЛ энергомост — РФ теряет $200 млн и статус сверхдержавы!

КРЕМЛЬ В ПАНИКЕ! Пекин РАЗОРВАЛ энергомост — РФ теряет $200 млн и статус сверхдержавы!

#BAALFUR #WASIIRROOBOW

#BAALFUR #WASIIRROOBOW

Will Ethiopia Go To War For The Red Sea?

Will Ethiopia Go To War For The Red Sea?

DEG DEG BURCO O CALANKA SOMALIA LAGA TAAGAY CIRO OKA QUUSTAY AQOONSI DAGALKA SAYLAC O WELI SOCDO

DEG DEG BURCO O CALANKA SOMALIA LAGA TAAGAY CIRO OKA QUUSTAY AQOONSI DAGALKA SAYLAC O WELI SOCDO

Hiber Radio Daily Ethiopia News ዕለታዊ ዜና Jan 24/25, 2026

Hiber Radio Daily Ethiopia News ዕለታዊ ዜና Jan 24/25, 2026

Go'aanka Madasha Samatabixint, Howlaha XSM Ka Wado Baarlamaanka & ICE oo MPLS Qof Kale Ku Dishay!

Go'aanka Madasha Samatabixint, Howlaha XSM Ka Wado Baarlamaanka & ICE oo MPLS Qof Kale Ku Dishay!

WAA ITAAGTAY 9000$ DHAXAL UQATA IGA CUNTAY WANA BAHDISHAY | Tijabi

WAA ITAAGTAY 9000$ DHAXAL UQATA IGA CUNTAY WANA BAHDISHAY | Tijabi

Madasha Haweenka: Wareysi aan la yeelanay Ayaan Kaaba | VOA Somali

Madasha Haweenka: Wareysi aan la yeelanay Ayaan Kaaba | VOA Somali

DEGDEG Itoobiya iyo Isr

DEGDEG Itoobiya iyo Isr"L oo Hawada Hargeysa qabsaday Ciidanka Cirka Somaliland oo Hegan Buuxa galay

Минбари муҳоҷир №387 | 25.01.2026 | برنامه منبر مهاجر

Минбари муҳоҷир №387 | 25.01.2026 | برنامه منبر مهاجر

MA DHABBAA IN CIIDANKA MAREYKANKU KA DAGAALAMI KARIN DHOWR JIHO?

MA DHABBAA IN CIIDANKA MAREYKANKU KA DAGAALAMI KARIN DHOWR JIHO?

Deg Deg DF Oo Imaradka Markale Dhulka Ku Jiiday, Hub & Qalab Casriya Oo..

Deg Deg DF Oo Imaradka Markale Dhulka Ku Jiiday, Hub & Qalab Casriya Oo..

Toos U daawo Dilka Abwaan Nageeye As (cadeen) Waa kuma Sargaalka hurdada U diiday kooxda As

Toos U daawo Dilka Abwaan Nageeye As (cadeen) Waa kuma Sargaalka hurdada U diiday kooxda As

DEG DEG Mudaharad Burco ka dhacay aqoonsiga, Dagaalka Ciise & Samaron oo mar kale qarxay,MW Cirro oo

DEG DEG Mudaharad Burco ka dhacay aqoonsiga, Dagaalka Ciise & Samaron oo mar kale qarxay,MW Cirro oo

Anchor Media ''የፋኖ አንድነት የአፍሪካው ቀንድ ትልቁ ክስተት ነው'' አንዳርጋቸው ጽጌ

Anchor Media ''የፋኖ አንድነት የአፍሪካው ቀንድ ትልቁ ክስተት ነው'' አንዳርጋቸው ጽጌ

Самые шокирующие новости от Трампа | Убийство Алекс Претти | ICE

Самые шокирующие новости от Трампа | Убийство Алекс Претти | ICE

Mareykanka oo gubasho ku dhow & IRAN oo HUBKII ugu badnaa oo CASRI ah gacanta ku dhigtay |

Mareykanka oo gubasho ku dhow & IRAN oo HUBKII ugu badnaa oo CASRI ah gacanta ku dhigtay |

© 2025 dtub. Все права защищены.



  • Контакты
  • О нас
  • Политика конфиденциальности



Контакты для правообладателей: infodtube@gmail.com