Xisaab | Fractions - Jajab | Casharka 1aad | Introduction - Afsoomaali
Автор: Aflax Academy
Загружено: 2019-12-29
Просмотров: 189186
Waa casharkii koowaad ee barashada Xisaabta, khaasatan Jajabta ama Fractions. Waa kooros taxane ah markuu dhamaadana waxaa ku xiga qaybaha kale ee xisaabaadka. waa kooroskii 2aad waxaa kahoreeyay Arithmetic Operation oo ah bilowga xisaabta waxaynu kusoobaranay Kudar, Kajar, kudhufo iyo uqaybi.
Hadaad ubaahantahay dhamaan casharada kabaxa shabakada aflaxcomputer.com ee Englishka, Xisaabaadka iyo Computer Science ka booqo
https://aflaxcomputer.com/register/
Доступные форматы для скачивания:
Скачать видео mp4
-
Информация по загрузке: