ABDINOR IFTIIN: JAAJUUS MA AHI, MUSLIM AYAAN AHAYM, SOMALI, RAALI GALINA WAAN KA BIXINAYAA WAREYSIGI
Автор: Somali Coverage TV
Загружено: 2025-12-09
Просмотров: 19062
CABDINOR IFTIN, oo ah nin qoraa ah, si weyna wareysi uu bixiyey meelaha qaarkood uga waramay waxyaabo gef ku ah Soomaalida, ayaa sheegay inuu cafis weydiisanayo Somalida meelaha qaarkood wareysiga, islamarkaasti uu yahay nin Muslim ah, oo aanan Jaajuus ahayn, Soomali-American ah oo Isir ahaan madow ah.
Доступные форматы для скачивания:
Скачать видео mp4
-
Информация по загрузке: