Deni " Cid kasta oo maalgashanaysa Dalka waxan idin ballanqadayna Amniga"
Автор: Universal TV
Загружено: 2025-12-07
Просмотров: 974
Madaxweynaha Puntland Saciid Cabdullahi Deni " Cid kasta oo maalgashanaysa Dalka waxan idin ballanqadayna kaalinta dowladda oo ay ugu horayso Dhanka Amniga,Dhismayashan cusub ee Nugal Hills waa arrin qayb weyn ka qadanayso in ay dib u soo guryo noqdan Qurba joogta sameyana maalgashi ka balaaran kuwa hadda socda.
Доступные форматы для скачивания:
Скачать видео mp4
-
Информация по загрузке: