WAXAAN SOO GAARAY CAASIMADA ZAMBIA 🇿🇲 | Lusaka | S-2 EP-39
Автор: Faysal Shaik
Загружено: 2025-01-22
Просмотров: 85550
Season 2 | episode 39
Socdaal kaygii dheeraa maanta wuxuu I keenay caasimada wadanka Zambia, ee magaalada Lusaka. Waxaan dareemay inaan imid meel ay Somalida ku badan yihiin. Xaafada Chaisa, waa xaafada ay Somalida ka dagto caasimada Lusaka inta badan. Waxaan isla markiiba la kulmay dhalinyaro tira badan oo Somali ah.
Daawasho wacan.
Bartaan waxaan idinkugu soo gudbin doonaa socdaalkayga labaad ee wadanka Kenya ilaa iyo Koonfur Afrika ( South Africa) anigoo isticmaalaya mooto.
Wixii Business iyo talo ah, igalasoo xiriir email ka;
[email protected]
Links
Facebook Page
https://www.facebook.com/profile.php?...
Instagram
https://www.instagram.com/iam_faysals...
Socdaalkan waxaa suura galiyay Shirkada duulimaadka ee Daallo Airlines iyo Hayada Samafalka ee African Relief Fund.
African Relief Fund
https://arf.org.uk/
Daallo Airlines
https://www.daallo.com/
#somalitravel
#somalicomedy
#somali
#somalilanguage
#somalientertainment
Доступные форматы для скачивания:
Скачать видео mp4
-
Информация по загрузке: