Wuxuu Ku Beeray Cabsi aan Dhamaanayn Qalbiga Cadowga ||
Автор: EEGMO
Загружено: 2025-11-17
Просмотров: 4199
Wuxuu Ku beeray Cabsi aan dhamaanayn Qalbiga Cadowga || @EEGMO
Muuqaalkjan waxan ku soo gudbi doonnaa sheekada Shiishyahankii Naabulis kaasoo fuliyay hawlgalkii toogasho ee ugu libinta badnaa ee ka dhacay Falastiin laguna beegsaday ciidanka Gumeystaha. Hawlgalkaas oo ku caanbaxay magaca “Cuyuun al-xaramiyah”, oo dhacay sannadkii 2002-dii, kana dhacay buur u dhexeysa Raamallah iyo Naabulis, ayaa noqday xusuus aan tirmayn oo ku weyn qalbiyada Falastiiniyiinta ❤🇵🇸, sidoo kalena argagax ku reebay maskaxda Gumaystaha 😨, kaddib markuu ku guulaystay wiil 22 jir ah baabi’inta bar kontorool oo ciidamada Gumaystuhu lahaayeen, isagoo adeegsanaya qori Maraykanku farsameeyay oo ka mid ah haraadiga Dagaalkii Labaad ee Adduunka 🔫🔥, oo uu lacagtiisa uruurinayay muddio bilo ah, wuxuuna ku tababartay beeraha Zeytuunka iyo dooxooyinka 🌿🏞 ilaa uu gaadhay heer uu toogan karo tixsiga 🎯😳.
Daawo muuqaalkan si aad u ogaato:
1️⃣ Waa kuma Shiishyahankii Naabulis?
2️⃣ Muxuu ahaa hubkii uu adeegsa jiray?
3️⃣ Halkuu ka keenay lacagtii uu ku iibsaday qoriga iyo rasaasta?
4️⃣ Halkuu ku bartay shiishka?
5️⃣ Siduu u fuliyay howlgalkii “Cuyuun al-xaramiyah”?
6️⃣ Sababta ay ciidamadu ugu maleeyeen inuu yahay “odey duq ah”.
7️⃣ Sida loo qabtay iyo kuxunkii xaqdaraada ahaa ee Gumaystuhu uu ku riday.
Ku soo dhawoow EEGMO BlackBox – Isha Xogaha Dahsoon! 🕵♂📦
Halkan waxa aan kuugu soo gudbinaa dhacdooyin dhab ah oo taariikhi ah 📜✨, oo la xiriira sirdoonka, dabagalka maafiyda, weerarrada internetka iyo xogo aan caadi ahayn 💻🕶.
Ha illoobin inaad Subscribe dhahdo channelka 🔔✨, like saarto muuqaalka 👍🔥, aragtidaada iyo fikirkaagana nagula wadaagto qaybta commentiga 💬❤.
Furo gambaleelka si aad u noqoto qofka ugu horreeya ee daawada muuqaalladeenna cusub! 🚨👀
#qiso_cajiib_ah #qisooyin #dhacdooyinka #qiso #sirdoonka
Доступные форматы для скачивания:
Скачать видео mp4
-
Информация по загрузке: