Популярное

Музыка Кино и Анимация Автомобили Животные Спорт Путешествия Игры Юмор

Интересные видео

2025 Сериалы Трейлеры Новости Как сделать Видеоуроки Diy своими руками

Топ запросов

смотреть а4 schoolboy runaway турецкий сериал смотреть мультфильмы эдисон
dTub
Скачать

Qorshaha Ruto ee ciidanka ka jooga Soomaaliya, 3 dal oo aqoonsaday Falastiin | Qubanaha VOA

Автор: VOA Somali

Загружено: 2024-05-28

Просмотров: 70946

Описание:

Qodobada ku jira Qubanaha VOA waxaa ka mid ah; Madaxweyne Ruto oo ka hadlay ciidanka ka jooga Soomaaliya, Norway, Spain iyo Ireland oo aqoonsaday Falastiin, Israel oo mar kale weerar culus ka fulisay Rafax, shir ku saabsan xaaladda dhallinyarada Soomaalida oo ka dhacay Minnesota iyo qodobo kale.

00:00 Furitaanka
01:15 Norway, Spain iyo Ireland oo aqoonsaday Falastiin
05:55 Israel oo mar kale weerar culus ka fulisay Rafax
08:01 Ruto oo ka hadlay ciidanka ka jooga Soomaaliya
13:36 Wararkii ugu dambeeyey maxkamadeynta Trump
16:13 Shirka dhallinyarada Soomaaliyeed ee Minnesota
24:18 Xisbiga ANC oo lumiyey taageeroyaal badan

Mar walba nagu xirnow

🟠 Rukumo VOA Somali    / @voasomali  
🟠 Muuqaallo dheeraad ah ka daawo:    / voasomali  
🟠 Wararkii ugu dambeeyey ka hel: https://www.voasomali.com/
🟠 Nagala soco Facebook:   / voasomali  
🟠 Ku xirnow barteena Instagram:   / voasomali  
🟠 Nagala soco Twitter:   / voasomali  

VOA Somali waa isha loogu kalsooni badan yahay ee wararka Soomaaliya. Waxaad naga heli kartaa wararkii ugu dambeeyey ee Soomaaliya iyo Soomaalida iyo caalamka. Barnaamijyadeena waxaa ku jira warar, wareysiyo iyo warbixino ka hadlaya mowduucyo kala duwan sida siyaasadda, arrimaha bulshada, ganacsiga iyo madadaallada.

Waxaa ka mid ah Qubanaha VOA oo ah barnaamij teleefishin oo baxa shan maalin toddobaadkii, Axad illaa Khamiis. Idaacadda waxaa ka baxa barnaamijyo ay ka mid yihiin, Galka Baarista, Bandhigga VOA, Ileyska VOA, Faaqidaadda Toddobaadka, Arrimaha Mareykanka, Arrimaha Islaamka Dhakhtarka Weydii, Caweyska Washington, Wicitaanka Dhageystaha, Faaqidaadda Ciyaaraha, Madasha Haweenka iyo Barnaamijka Dhallinyarada.

Qorshaha Ruto ee ciidanka ka jooga Soomaaliya, 3 dal oo aqoonsaday Falastiin | Qubanaha VOA

Поделиться в:

Доступные форматы для скачивания:

Скачать видео mp4

  • Информация по загрузке:

Скачать аудио mp3

Похожие видео

Qubanaha VOA

Qubanaha VOA

Qubanaha VOA | VOA Somali

Qubanaha VOA | VOA Somali

Xaaladda Gaza oo noqotay 'cadaabtii ifka' kansarka oo kusoo badanaya Soomaalida | Qubanaha VOA

Xaaladda Gaza oo noqotay 'cadaabtii ifka' kansarka oo kusoo badanaya Soomaalida | Qubanaha VOA

"Waa in laga fogaadaa in la diimeeyo Aqoonsiga Somaliland"Qaar kamida Xildhibaanada Soomaaliya

Xiisad dagaal oo ka taagan gobolka Tigray, iyo qodobo kale | Qubanaha VOA

Xiisad dagaal oo ka taagan gobolka Tigray, iyo qodobo kale | Qubanaha VOA

Iran iyo tallaabada xigta geerida madaxweyne Raisi, degmooyin ku biiray Muqdisho | Qubanaha VOA

Iran iyo tallaabada xigta geerida madaxweyne Raisi, degmooyin ku biiray Muqdisho | Qubanaha VOA

Dowladda iyo Koonfur Galbeed oo isku haya bixitaanka ciidamada Itoobiya | Qubanha VOA

Dowladda iyo Koonfur Galbeed oo isku haya bixitaanka ciidamada Itoobiya | Qubanha VOA

Orędzie noworoczne Prezydenta RP

Orędzie noworoczne Prezydenta RP

مباشر | مهرجان ليوا الدولي 2026

مباشر | مهرجان ليوا الدولي 2026

Wararkii ugu dambeeyey ee Rafax, Denmark oo maxaabiis u direysa Kosovo | Qubanaha VOA

Wararkii ugu dambeeyey ee Rafax, Denmark oo maxaabiis u direysa Kosovo | Qubanaha VOA

⚡️НОВОГОДНЕЕ ОБРАЩЕНИЕ Путина РВЁТ СЕТЬ! Диктатор СКАЗАЛ о новой ЦЕЛИ в УКРАИНЕ

⚡️НОВОГОДНЕЕ ОБРАЩЕНИЕ Путина РВЁТ СЕТЬ! Диктатор СКАЗАЛ о новой ЦЕЛИ в УКРАИНЕ

Rabshado xooggan oo ka socda Nairobi | Qubanaha VOA

Rabshado xooggan oo ka socda Nairobi | Qubanaha VOA

Oduu Galgala sa'aatii 1:00 Mudde 23,2018

Oduu Galgala sa'aatii 1:00 Mudde 23,2018

Israel oo dib u dhigtay heshiiska Xamas | Qubanaha VOA

Israel oo dib u dhigtay heshiiska Xamas | Qubanaha VOA

Ileyska VOA: Isku dhacyada iyo dilalka qabaa'il ee ka socda gobollada dhexe | VOA Somali

Ileyska VOA: Isku dhacyada iyo dilalka qabaa'il ee ka socda gobollada dhexe | VOA Somali

Muxaadaro Qalbiga Qoynaysa || Udiyaargaraw Aakhiro | Sh Maxamuud Xaliiki

Muxaadaro Qalbiga Qoynaysa || Udiyaargaraw Aakhiro | Sh Maxamuud Xaliiki

Zawieje i zamiecie śnieżne. Silny wiatr i lokalnie intensywne opady śniegu. Niż Tizian. Prognoza

Zawieje i zamiecie śnieżne. Silny wiatr i lokalnie intensywne opady śniegu. Niż Tizian. Prognoza

URASIMISHAJI -  FAHAMU MINADA YA KIDIJITALI

URASIMISHAJI - FAHAMU MINADA YA KIDIJITALI

Putin Sends New Year Greetings, Voices Support for Troops in Ukraine Conflict

Putin Sends New Year Greetings, Voices Support for Troops in Ukraine Conflict

© 2025 dtub. Все права защищены.



  • Контакты
  • О нас
  • Политика конфиденциальности



Контакты для правообладателей: [email protected]