Halkee ku dambeysay kooxda Wagner? | Qubanaha VOA
Автор: VOA Somali
Загружено: 2024-12-04
Просмотров: 54925
Qubanaha VOA qodobada ku jira waxaa ka mid ah; Biden oo wada-hadal la leh madaxda Angola, halkee ku dambeysay kooxda Wagner? qorshaha xil ka xayuubinta madaxweynaha K/Kuuriya, Israel oo duqeysay deegaanka Deir al-Balax, dukaan wax kasta yihiin 1 dollar oo laga furay Garoowe, iyo qodobo kale.
00:00 Furitaanka
01:14 Biden oo wada-hadal la leh madaxda Angola
03:10 Xil ka xayuubinta madaxweynaha K/Kuuriya
10:13 Israel oo duqeysay deegaanka Deir al-Balax
14:58 Dukaan 1 dollar ah oo laga furay Garoowe
18:53 Halkee ku dambeysay kooxda Wagner?
22:07 Halista doorashooyinka ka dhaca Afrika
26:03 Rajada Shirkadaha baabuurta electric-ga
Mar walba nagu xirnow
🟠 Rukumo VOA Somali / @voasomali
🟠 Muuqaallo dheeraad ah ka daawo: / voasomali
🟠 Wararkii ugu dambeeyey ka hel: https://www.voasomali.com/
🟠 Nagala soco Facebook: / voasomali
🟠 Ku xirnow barteena Instagram: / voasomali
🟠 Nagala soco Twitter: / voasomali
VOA Somali waa isha loogu kalsooni badan yahay ee wararka Soomaaliya. Waxaad naga heli kartaa wararkii ugu dambeeyey ee Soomaaliya iyo Soomaalida iyo caalamka. Barnaamijyadeena waxaa ku jira warar, wareysiyo iyo warbixino ka hadlaya mowduucyo kala duwan sida siyaasadda, arrimaha bulshada, ganacsiga iyo madadaallada.
Waxaa ka mid ah Qubanaha VOA oo ah barnaamij teleefishin oo baxa shan maalin toddobaadkii, Axad illaa Khamiis. Idaacadda waxaa ka baxa barnaamijyo ay ka mid yihiin, Galka Baarista, Bandhigga VOA, Ileyska VOA, Faaqidaadda Toddobaadka, Arrimaha Mareykanka, Arrimaha Islaamka Dhakhtarka Weydii, Caweyska Washington, Wicitaanka Dhageystaha, Faaqidaadda Ciyaaraha, Madasha Haweenka iyo Barnaamijka Dhallinyarada.
Доступные форматы для скачивания:
Скачать видео mp4
-
Информация по загрузке: